7 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Warbixin Gaar Ah : Baarlamaanka Socod-Baradka Ah ee Soomaaliya, Goorma Ayuu Barmoosayaa ? Sawirka waxaa idiinka muuqan kara aqalkii hore ee baarlamaanka Soomaaliya oo si weyn u burbursan, waxa kaliya ee ka harsana uu yahay dhismihii astaanta u ahaa baarlamaanka taasi oo sidoo…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Heshiiska Dhexmaray Dowladda Federaalka iyo Maamulka KMG ah ee Jubba (Dhageysi iyo Qoraal) Kadib wafti wasiiro ah oo shalay safar ku tagay magaalada Kismaayo ayaa heshiis is afgarad ah lasoo saxiixdey maamulka KMG ah ee Jubba, wuxuuna heshiiska ka hadlayaa isku dhafka ciidamada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xildhibaan Xoosh “Xildhibaanada qaska wada waxaa gadaal ka riixaya Nicholas Kay” (Dhageyso) Xildhibaan C/raxmaan Xoosh Jabriil ayaa sheegay in khalalaasaha ka taagan baarlamaanka dhexdiisa ay ka dambeeyaan gacmo shisheeye oo uu ka mid yahay ergayga gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhagayso : Barnaamij Wareedka Habeenimo ee Goobjoog FM Halkan waxaad ka dhagaysan kartaa Barnaamij Wareedka fiidnimo ee Goobjoog Goobjoog News
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhagayso : Xildhibaano Prof. Jawaari ku eedeeyey guddoon jilicsan Qaar ka mid ah xildhibaanadii mooshinka keeney oo saxaafadda la hadlay ayaa Guddoomiyaha baarlamaanka Prof. Maxamed Cusmaan Jawaari ku eedeeyey hogaamin dabacsan, waxayna ugu baaqeen in uu iska casilo xilka.…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Siilaanyo"Xildhibaanada Ixtiraam iyo Qadarin Ayey Mudan Yihiin, Waa In La Ixtiraamaa Laakin Wixii Sharciga Ku Xag gudba, Sharciga Kama Weyna” Madaxweynaha Somaliland Axmed Siilaanyo oo Ka Kadlay Shaqaaqo Maanta Ka Dhacday Somaliland Halkan ka akhriso khudbadii iyo shirkii jaraa’id ee Siilaanyo “Waxaan ka xumahay in ay dhacdo maanta khilaaf iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Barnaamij Wareedka Galabnimo ee Goobjoog Fm Waxaan halkaan idiin kugu soo gudbinaynaa Barnaamij Wareedka Galabnimo ee Goobjoog Fm, waxaana idiin tabinaya Wariyaasheena kala ah, Cabdiweli Barre iyo Faadumo Abuukar Cabdi. Halkaan hoose ka dhageyso. Goobjoog News
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Daawo sawirada kulankii maanta ee Baarlamaanka Soomaaliya ku yeesheen xarunta golaha shacabka ee Muqdisho Waxaa halkaan idiin kugu soo gudbinaynaa Sawirada kulankii maanta Baarlamaanka Soomaaliya ee aan qabsoomin, ka dib markii mar kale lagu buuqay gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya. Halkaan hoose ka daawo Sawirada. Sawir…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka WAR DEG DEG AH : Guddoomiye Jawaari iyo ku xigeenadiisa oo ka tagay Madaxtooyada Wararka hadda naga soo gaaraya Madaxtooyada waxa ay sheegayaan in guddoomiyaha baarlamaanka Prof. Jawaari iyo ku xigeenadiisa ay ka tageen madaxtooyada halkaasi oo ay qado kula lahaayeen madaxweynaha Soomaaliya Xassan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka WAR DEG DEG AH: Gudoomiyaha baarlamaanka oo aaday madaxtooyada iyo xildhibaanada oo qado dalbaday Warar hadda kasoo baxaya baarlamaanka waxa ay sheegayaan in guddoomiyaha baarlamaanka Prof. Maxamed Cusmaan Jawaari uu wadatashi u aaday dhanka madaxtooyadda Soomaaliya kadib markii ay u suurogali weysey in uu…