Xarakada Al-shabaab oo maanta Diinsoor ku toogatay gabar ay ku eedeeyeen basaasnimo Xarakadda Al-Shabaab ayaa Maanta meel fagaare ah oo ku taalla Degmada Diinsoor ee gobolka Baay ku toogtay gabar 14-sana jir ah oo ay ku eedeyeen in Dowladda Federaalka basaas… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Xukuumadda Soomaaliya oo ammaantay kaalinta Turkiga ee Soomaaliya Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa ku ammaantay dalka Turkiga kaalintii uu ka cayaaray dib u dhiska dalka, gaar ahaan Magaalada Muqdisho. Hadalkan waxaa Maanta oo Arbaca ah Saxaafadda siiyay wasiirka Arrimaha…
2 daqiiqo Madaxweyne Xasan: “Waxaa nagu waajib ah ilaalinta biyaha Soomaaliya”. [huge_it_slider id=”33″] Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa khudbadii shalay uu ka jeediyay xiritaankii kalfadhigii 4-aad ee baarlamaanka ku soo hadal qaaday warqad qoraal ah oo ay Dowladda Federaalka Soomaaliya u…
1 daqiiqo Maamulka gobolka Banaadir oo ku baaqay ka qeyb galka dhismaha xarunta Fiisha Gufeyrno Maamulka gobalka Banaadir ayaa ka dalbaday ganacsatada iyo dhammaan shacabka Soomaaliyeed inay si hagar la’aan ah uga qeyb qaataan dhismaha xarunta Fiisha Guweyrno ee magaalada Muqdisho. Afhayeenka maamulka Cali Aadan…
1 daqiiqo Taliska ciidamada DS ee Bakool oo ka hadlay saraakiil ka soo goostay Al-shabaab Taliska ciidamada xooga dalka ee gobalka Bakool ayaa sheegay in gacmo furan ay kusoo dhaweyn doonaan cid walba oo ka baxda Al-shabaab kuna biirta dowladda Federaalka ee Soomaaliya. Cabdiraxmaan Maxamed…
1 daqiiqo Xasan Sheekh: Soomaaliya weli uma qaabeysna nidaamka federaalka Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya weli aanay u qaabeesaneen nidaamka, Shuruucda iyo Tiirarka Federaalka loogu tala galay in lagu dhiso. Madaxweynaha ayaa…
1 daqiiqo Qoysas noloshoodu liidato oo deeq afur ah loogu qeybiyay Muqdisho Bisha Cas ee dowlada Imaaraadka Carabta ayaa maanta Qoysas iskugu jira Barakacayaal iyo kuwa danyar ah u qaybisay Raashin afurin ah, kuwaasi oo ku dhaqan xeryo ku yaalla degmooyin dhowra oo ka tirsan magaalada…
2 daqiiqo Masuul ka tirsan Puntland oo maanta shil gaari ku geeriyooday Waxaa maanta shil gaari ku geeriyooday guddoomiye ku xigeenkii hore ee Degmada Gaalkacyo xilli uu ku sii jeeday magaalada Gaalkacyo. Cabdi Cismaan Faarax (Ciiro) ayaa ka mid ahaa Xildhibaanada Cusub…
2 daqiiqo Barakacayaal raashin afur ah loogu qeybiyay Muqdisho Hay’adda Bisha Cas ee Imaaraadka Carabta ayaa galabta qoysas isugu jira Barakacayaal iyo kuwa danyar ah u qaybisay deeq Afurin ah, kuwaasi oo ku nool xeryo ku yaalla degmooyin dhowra…
1 daqiiqo Bashiir Goobe oo maanta ku biiray baarlamaanka Soomaaliya Taliyihii hore ee Hay’ada Nabadsugida Qaranka Soomaaliya Genaraal Bashiir Maxamed Jaamac Bashiir Goobe ayaa maanta ka mid noqday Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ,kadib markii maanta Baarlamaanka lagu Hor dhaariyey. Xidhibaannada ayaa…