Wasiir Beyle “Wadamo iyo shirkado badan ayaa daneynaya in Soomaaliya ay maalgashi ku sameystaan” (Dhageyso) Wasiirka arimaha dibadda xukuumada Soomaaliya Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa sheegay in hadda ay soo badanayaan dalalka iyo shirkadaha daneynaya in dalkeena Soomaaliya ay Maalgashi ku sameystaan. Waxa uu sheegay Wasiirka… 2 daqiiqo
1 daqiiqo Dagaal u dhaxeeyay ciidamada dowladda Federaalka iyo Al-shabaab oo ka dhacay duleedka Afgooye (Dhageyso) Dagaal xoogan oo u dhaxeeya ciidamada dowladda Federaalka ee Soomaaliya iyo Al-shabaab ayaa habeenkii xalay ahaa ka dhacay deegaanka Sabiib ee duleedka degmada Afgooye. Wararka waxay sheegayaan in dagaalkaan uu…
1 daqiiqo Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka hadlay dagaalada Hiiraan iyo Arimo kale (Dhageyso & Sawiro) Goobjoog Fm waxay halkaan idiin kugu soo gudbinaysaa Sawiro maanta laga soo qaaday soo dhaweyntii Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ee Baladweyne, iyo kulamadii uu la qaatay waxgaradka Hiiraan iyo saraakiisha…
2 daqiiqo Farriin Ku Aadan Munaasabadda Maalinta Qaramada Midoobay 24 Oktobar 2014 ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Qaramada Midoobay ayaa loogu baahanyahay si ka badan sidii hore waqtigan oo ay jiraan dhibaatooyin badan. Saboolnimo, cudur, argagixiso, takoorid iyo isbedelka cimilada ayaa keenay dhimashada iyo dhaawaca dad badan.…
2 daqiiqo Masaajidka Jaamacul Ibi Degmada Shibis oo u baahan ln la dhamaystiro dhismihiisa (Sawiro) Masaajidka Jaamacul Ibi ee ku yaala xafaada Bilaajo Carab ee degmada Shibis magaadala Muqdisho, ayaa waxaa uu wajahay dhismihiisa saddexaad isagoo maraya meel dhexe waxaana uu u baahan yahay dhameystir…
1 daqiiqo Madaxweynaha Soomaaliya iyo wafdi la socda oo gaaray Magaalada Baladweyne Waxaa goor dhaw magaalada Baladweyne ee xarunta gobalka Hiiraan gaaray wafdi uu hogaaminaayo madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, kuwaa oo saaka ka amba baxay magaalada Muqdisho. Madaxweynaha iyo xubnaha la…
1 daqiiqo Dhageyso: Shirkii Garbahaareey oo maanta lasoo gaba gabeeyay Waxaa maanta degmada Garbahaareey ee xarunta gobalka Gedo lagu soo gaba gabeeyay shir maalmo badan ka soconaayay halkaasi, iyadoo shirka ay ka qeyb galeen Odayaal iyo siyaasiin kasoo jeeda Gedo.…
1 daqiiqo Shacab ku dhiban degmada Berdaale iyo nawaaxigeeda (Dhageyso) Degmada Berdaale oo ka tirsan gobalka Bay iyo deegaano kale oo hoosyimaada ayaa laga soo sheegayaa in xilligaan ay ka jirto xaalado bini’aadanimo. Maxamed Isaaq Cara-case oo ah gudoomiyaha degmada…
1 daqiiqo Faah faahin: Socdaalkii Madaxweyne Xasan Sheekh ee uu ku tagay degmada Ceel-buur gobalka Gal-gaduud Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa socdaal ku tagay degmada Ceel-buur ee gobalka Gal-gaduud, isaga oo meel fagaaro ah kula hadlay shacabka ku dhaqan degmadaasi. Waxaa madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh…
1 daqiiqo WAR DEG DEG AH: Madaxweyne Xasan Sheekh oo hadda gaaray degmada Ceel-buur ee gobalka Gal-gaduud (Dhageyso) Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo xubno la socda ayaa hadda wxay gaareyn degmada Ceel-buur ee gobalka Gal-gaduud. Diyaarad nooca qumaatiga u kaca ah islamarkaana ay saaraan Madaxweynaha iyo wafdiga…