1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xildhibaan Jeesoow “Waa in la wada hadal siiyaa dadka ku wada sugan Baydhaba ee Koonfur Galbeed isku haya” (Dhageyso) Gudiga Arimaha Gudaha iyo Federaalka ee Golaha baarlamaanka Soomaaliya ayaa ka digay in leyska hor keeno shacabka wada dagan Gobolada Koonfur Galbeed ee Soomaaliya waxaana gudiga ku baaqay in la…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka WAR DEG DEG AH: Meydka Taliyahii ciidanka Booliiska oo baaritaan ka dib la ogaaday in aan la sumeyn Wararka Goobjoog Fm ay ka heshay magaalada Nairobi ee dalka Kenya ayaa sheegaya in la helay natiijada baaritaankii halkaasi loogu qaaday Meydka Allaha u naxariistee Taliyahii ciidanka Booliiska Soomaaliyeed Marxuum…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Barnaamij Wareedka Galabnimo ee Goobjoog Fm Waxaan halkaan idiin kugu soo gudbinaynaa Barnaamij Wareedka Galabnimo ee Goobjoog Fm, waxaana idiin daadihin doona Wariyaasheena kala ah Hanad Cali Guuleed iyo Faadumo Abuukar Cabdi. Halkaan hoose ka dhageyso…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxkamada darajada Koowaad ee ciidamada qalabka sida oo maanta xukuno riday (Dhageyso) Maxkamada darajada Koowaad ee ciidamada Qalabka sida ayaa maanta xukuno waxay ku riday dad loo haystay dambiyo kala duwan, waxaana qaarkood ay ahaayeen dad lala xiriirinaayo Al-shabaab. Waxa ay maxkmada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka DEG DEG:- Ciidamo ka tirsan maamulka KMG ee Jubba oo qarax lagula eegtay deegaanka Yoontooy ee Jubda Hoose Ciidamo ka mid maamulka KMG ee Jubba ayaa qarax Bam waxaa lagula eegtay deegaanka Yoontooy ee gobalka Jubada Hoose, waxaana qaraxaasi ka dhashay qasaare dhaawac ah. Goob ay ku sugnaayeen…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Barnaamij Wareedka Subaxnimo ee Goobjoog Fm Waxaan halkaan idiin kugu soo gudbinaynaa Barnaamij Wareedka Subaxnimo ee Goobjoog Fm, oo aynu kusoo qaadan donno Warar iyo Wareysiyo, waxaana idiin tabinaaya Wariyaasheena kala ah, Maxamed Cabdi Xuseen iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Jubba iyo kuwa AMISOM oo u dhaqaaqay dhanka degmada Jilib Wararka ka imaanaya deegaanka Buulo Gaduud ee gobalka Jubada Hoose ayaa waxay sheegayaan in halkaasi ay ka ruqaansadeen ciidamada maamulka KMG ee Jubba iyo kuwa AMISOM, kuwaa oo ku wajahan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka degmada Qoryooleey oo sheegay in gacanta ay ku dhigeen shaqsiyaad dhib u geysan jiray shacabka (Dhageyso) Maamulka degmada Qoryooleey ee gobalka Shabeelaha Hoose ayaa faah faahin ka bixiyay howlgalo ay ciidamada dowladda Soomaaliya ka sameeyeen degmadaasi, kaa oo dad lagu soo qab qabtay. Maxamed Xaaji Cismaan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Beeraleyda Gedo oo ka baqaya in Sanadkaan uu soo go’i waayo dalagyadii ay beerteen (Dhageyso) Beeralayada Gobolka GEDO, ayaa sheegay in cabsi ay qaban in sanadkan ay soo go’i waayaan dalagayadi ay beerteen ka dib markii wabiga Jubba oo karkarada jabsaday ay baa’biyeen dalagii beeraha.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Soomaalida Koonfur Afrika oo bilaabay qaadashada kaararka aqoonsiga qaxootinimo (Dhageyso) Soomaalida ku sugan Dalka Koonfur Afrika ayaa bilaabay qaadashada Kaararka aqoonsiga Qaxootinimo ee Dalkaasi ka dib markii isbedel lagu sameyay Hogaanka Socdaalka iyo Jinssiyadaha Dalka Koonfur Afrika. Boqolaal Soomaali ah…