1 daqiiqo Sheeko:Dalka Cusmaan Cumar Gas-gas oo loo magacaabay ku simaha taliska Booliiska Soomaaliya Cabdiweli Sheekh ayaa magacaabay ku simaha taliyaha ciidanka Booliska Soomaaliyeed saacado kadib geeridii taliyihii hore ee Booliiska General Maxamed Xasan Ismaciil Sareeyo guuto Cusmaan Cumar Wehliye (Gas-gas) ayaa si KMG…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Deg Deg: Dhismasho iyo Dhaawac ka dhashay qarax ka dhacay Afrata Darjiino Qarax ka dhashay khasaare naf iyo maal ayaa goor dhaw ka dhacay xaafadda Afarta Darjiino ee magaalada Muqdishu Qaraxan ayaa lagu soo waramayaa in hal qof ku dhintay labo kale…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka WAR DEG DEG AH: Taliyaha ciidamada Booliiska Soomaaliya oo geeriyooday Warar hadda nasoo gaaray ayaa waxay sheegayaan in uu geeriyooday Allaha u naxariistee Taliyaha ciidamada Booliiska Soomaaliyeed Jeneraal Maxamed Sheekh Xasan Ismaaciil. Taliyaha ayaa ku geeriyooday magaalada Muqdisho, waxaana warar…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dagaal u dhaxeeyay AMISOM iyo Al-shabaab oo ka dhacay magaalada Marka (Dhageyso) Dagaal u dhaxeeyay ciidamada AMISOM iyo kuwa Al-shabaab ayaa maanta ka dhacay xaafadda Ruusiya ee magaalada Marka, waxaana dagaalkaasi laga helayaa faah faahin dheeraad ah. Kolonyo ka mid ah ciidamada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Puntland oo amar ku socda shacabka soo saaray (Dhageysi iyo Wareegto) Wasaaradda arimaha gudaha ee maamulka Puntland ayaa maanta soo saartay amar ku socda shacabka ku dhaqan deegaanada maamulka Puntland kaa oo ah qaadashada Kaarka aqoonsiga. Wareegto kasoo baxday Wasaaradaasi laguna…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Barnaamij Wareedka Galabnimo ee Goobjoog Fm Waxaan halkaan idiin kugu soo gudbinaynaa Barnaamij Wareedka Galabnimo ee Goobjoog Fm, waxaadna ku maqli doontaan warar iyo Wareysiyo. Barnaamikeena maanta waxaa idiin daadihinaaya Wariyaasheena kala ah, Maxamed Cabdi Xuseen…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Deegaanadii dhawaan ay lagala wareegay Al-shabaab ee Jubada Hoose oo xaalad adag laga soo sheegayo (Dhageyso) Dhawaan ciidamada maamulka KMG ee Jubba iyo kuwa AMISOM ayaa Al-shabaab waxay kala wareegeen deegaano badan oo ka mid ah gobalka Jubada Hoose, waxaana deegaanadaasi ku sugan dad shacab ah.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maleeshiyo beeleed isku horfadhiyay degmada Caabudwaaq oo la kala qaaday (Dhageyso) Waxaa maanta lagu guuleeystay in la kala qaado Maleeshiyaadkii isku horfadhiyay degmada Caabudwaaq ee Gabalka Gal-gaduud, ka dib markii dadaalo ay sameeyeen waxgaradka degmadasi. Tani ayaa timid ka dib markii…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shirka looga hadlayo Burcad Badeeda Soomaalida oo maanta war-murtiyeed laga soo saari doono (Dhageyso Wareysi) Waxaa maanta lagu wadaa in lasoo gaba gabeeyo shir balaaran oo looga hadlaayay arimaha ku saabsan Burcad Badeeda Soomaalida, waxaana lasoo saarayaa War-murtiyeed. Wasiirka Warfaafinta maamulka Gal-mudug State Injineer Xasan…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Burcad badeed Soomaali ah oo sii deysay 7 muwaadin oo u dhashay dalka Hindiya (Dhageyso) Waxaa dib u helay xuriyadooda 7 ruux oo u dhashay wadanka Hindiya kuwaa oo muddo Afar Sano ah gacanta ugu jiray Burcad Badeed Soomaali ah. Dhamaantood waxay ahaayeen Badmaaxiyaal, waxaana…