1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasaaradda Cadaaladda dowladda Soomaaliya oo wax ka qabanaysa dhibaatada Soomaalida loogu geysto xabsiyada caalamka (Dhageyso) Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda iyo Dastuurka ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Faarax C/qaadir ayaa sheegay in deg deg wax looga qaban doono dhibaatada lagu hayo muwaadiniinta Soomaaliyeed ee ku jira qaar ka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Sheekh oo dib ugu soo laabtay Muqdisho, kana hadlay safarkii Farance uu ku tagay (War-saxaafadeed) Muqdisho: October, 17, 2014- Madaxweynaha Jamhuriyadda federaalka ah ee Soomaaliya, Mudane Xasan Shiikh Maxamuud, iyo wafdigii uu hoggaaminaayay ayaa maanta dalka ku soo laabtay, ka dib markii uu booqasho saddex…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Barnaamij Wareedka Galabnimo ee Goobjoog Fm Waxaan halkaan Idiin kugu soo gudbinaynaa Barnaamij wareedka Galabnimo ee Goobjoog Fm si ay u dhageystaan. dhageystayaasheena uu seegay Barnaamijka. Waxaa Barnaamijka soo jeedinaaya wariyaasheena kala ah, Maxamed Abuukar Kulmiye…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kulan ka dhan ah heshiiskii Dowladda Federaalka iyo maamulka Puntland oo Gaalkacyo lagu qabtay (Dhageyso) Magaalada Gaalkacyo ee gobalka Mudug waxaa maanta lagu qabtay kulan looga soo horjeedo heshiiskii dhawaan magaalada Garoowe ay ku wada saxiixdeen dowladda Federaalka ee Soomaaliya iyo maamulka Puntland. Kulankaan waxaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Roobab lagu diirsaday oo ka da’ay magaalada Garoowe ee gobalka Nugaal (Dhageyso) Roobab ay ku diirsadeen dadka iyo duunyada ayaa xalay ilaa maanta ka da’ay magaalada Garoowe iyo sidoo kale deegaano ku yaala gobalka Nugaal. Roobabkaan ayaa biyo dhigay xaafado ka mid…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Beeraleey cabasho ka ah ciidamo ka tirsan dowladda Soomaaliya (Dhageyso) Qaar ka mid ah beeraleyda ku dhaqan deegaanka Raqayle Aw-same oo ku yaala duleedka degmada Afgooye ee gobalka Sh/hoose ayaa cabsho ka muujiyay ciidamo ka mid ah dowladda Federaalka ee…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso Barnaamij wareedka subaxnimo Goobjoog Fm oo qodobo muhiim ah lagu soo qaatay Waxaan halkaan idiin kugu soo gudbinaynaa Barnaamij Wareedka subaxnimo ee Goobjoog Fm, si ay u dhageestaan dhageestayaasheena uu dhaafay ee ku kala sugan gudaha dalka iyo dibadiisa. Waxaa Barnaamijkeena maanta…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka WFP oo ka hadashay abaarta iyo Faqriga Soomaaliya (Dhageyso) Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan Cunnad ee markii magaceeda lasoo gaabiyo loo yaqaano WFP ayaa sheegtay in uu yaraaday Saameynta Abaartii ka jirtay Soomaaliya. Leyla Cali oo ah afhayeenka WFP…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Odayaal iyo siyaasiin baaq deg deg ah ka diray dagaalka Deefoow ee gobalka Hiiraan (Dhageyso) Odayaal dhaqameed iyo siyaasiin ku shiray magaalada B/weyne ee xarunta gobalka Hiiraan ayaa baaq deg deg ah waxa ay ka direen dagaalada kasoo cusboonaaday deegaanka Deedfoow ee gobalka Hiiraan. Waxa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Gudiga Abaaraha Gedo oo xaalad adag kasoo sheegay deegaano badan (Dhageyso) Gudiga Abaaraha gobalka Gedo ayaa sheegay in in ay kasii darayso xaaladda ay ku nool yihiin dad badan oo ku dhaqan deegaano ka mid ah gobalka Gedo, ayna jirto xaalad…