1 daqiiqo Sheeko:Dalka WAR DEG DEG AH: Codbaahiyihii Baarlamaanka oo la jar jaray iyo gudoomiye Jawaari oo ku laabtay Xafiiskiisa Xildhibaano ka mid ah Baarlamaanka Soomaaliya ayaa lagu soo waramayaa in ay jar jareen codbaahiyahii Baarlamaanka, xilli gudoomiye Jawaari uu ku hadlayay. Iyadoo xarunta golaha shacabka ee Muqdisho uu ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka War Deg Deg ah : Xildhibaan Magan “Wax Mooshin oo La Qeybiyey Ma leh” (Dhageyso) Xildhibaan Maxamuud Cali Magan oo ka mid ah xildhibaanada ayaa Goobjoog u sheegey in aysan jirin wax mooshin oo la qeybiyey. “Waa in marka hore la furaa shirka, aayado Qur’aan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka WAR DEG DEG: Gudoomiye Jawaari oo hadda soo galay Xarunta golaha shacabka iyo Buuq bilawday Wararka haatan naga soo gaaraya xarunta golaha shacabka ee Magaalada Muqdisho ayaa waxay sheegayaan in halkaasi uu soo gaaray gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari. Gudoomiyaha ayaa markii uu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka War Deg Deg ah : Daahir Amiin Jeesoow “Waa naloo qeybiyey mooshinka” (Dhageyso) Mid ka mid ah xildhibaanada ku sugan gudaha baarlamaanka Daahir Amiin Jeesoow ayaa Goobjoog u sheegey in mooshinka iyo ajandaha shirka loo qeybiyey xildhibaanada, wax dhibaatana aysan ka dhicin. Daahir…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka WAR DEG DEG:- Xildhibaano qeybinaaya Warqado ay ku sheegeen Mooshinka laga keenay Ra’iisul wasaare Cabdiweli Sheekh Axmed Wararka naga soo gaaraya xarunta golaha shacabka ee Magaalada Muqdisho ayaa sheegaya, in xildhibaano ka mid ah Baarlamaanka gaar ahaan kuwii keenay Mooshinka ka dhanka ah Ra’iisu wasaaraha bilaabeyn in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka WAR DEG DEG AH: Xildhibaano Jeex jeexay Buugii Xaadirinta Baarlamaanka Wararka haatan ka imaanaya xarunta golaha shacabka ee Magaalada Muqdisho ayaa waxay sheegayaan in xildhibaano ka mid ah Baarlamaanka ay Jeex jeexeen, Buugii loogu tala galay in lagu xaadariyo xildhibaanada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Barnaamij Wareedka Subaxnimo ee Goobjoog Fm Waxaan halkaan idiin kugu soo gubineynaa Barnmaamij Wareedka Subaxnimo ee Goobjoog Fm, waxaana idiin tabinaya Wariyaasheena kala ah, Raaxa Maxamed Maxamuud iyo Maxamed Cabdi Xueen. Halkaan hoose ka dhageyso Barnaamijka.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Barnaamijka Hanka Nolosha ee Goobjoog Fm Waxaan halkaan idiin kugu soo gudbinaynaa Barnaamijka Hanka Nolosha, qeybtiisa 10-aad, waana mid aynu kusoo bandhigno hanka dhalinyarada Soomaaliyeed. Waxaa maanta Idiin tabinaya Barnaamijkeena Raaxa Maxamed Maxamuud. Halkaan hoose ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka gobalka Hiiraan oo laga dalbaday dib u habeynta guryahii ku baaba’ay fatahaadii wabiga Shabelle (Dhageyso) Qaar ka mid ah qoysaskii dhawaan ka barakacay Fatahaadii Wabiga Shabelle uu ka sameeyay Magaalada Baladweyne ee gobalka Hiiraan, dibna ugu soo laabto xaafadahooda ayaa ugu baaqay maamulka gobalka Hiiraan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kenya oo Sheegtey In Ay Dishey 100 Alshabaab Ah Madaxweyne ku xigeenka Kenya William Ruto ayaa sheegey in ay u aareen dadkii lagu laayay baska, islamarkaasina dileen illaa 100 ka tirsan dagaalyahanada Alshabaab oo iyagu uu sheegey in ay…