1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xildhibaanada Kasoo Horjeeda Mooshinka oo Jawaari, Xasan Sheekh iyo Xildhibaanada Mooshinka wada dusha ka saaray Mas’uuliyadda wixii bari ka dhaca Baarlamaanka Xildhibaanada ayaa ku eedeeyay Gudoomiyaha Baarlamaanka in uu ka baxay balantii uu 19-kii bishan Xildhibaanada ka qaaday oo aheyd in aan Mooshinka la horkeeni doonin Baarlamaanka. Xildhibaanada shirka Jaraa’id maanta…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Shariif Xassan oo Shir Jaraa’id Qabtay, Sheegeyna in uu Soo Dhisayo Wasiiro Tayo Leh (Dhageyso) Shariif Xassan Sheekh Aadan oo dhawaan loo doortey madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed oo maanta shir jaraa;id ku qabtay Baydhabo ayaa ka hadlay arrimo kala duwan, waxaana ka mid ah qorshayaasha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Barnaamij Wareedka Galabnimo ee Goobjoog Fm Waxaan halkaan idiin kugu soo gudbinaynaa Barnaamij Wareedka Galabnimo ee Goobjoog Fm, waxaana idiin tabinaya wariyaasheena kala ah, Raaxa Maxamed Maxamuud iyo Maxamed Cabdi Xuseen. Halkaan hoose ka dhageyso Barnaamijka.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xildhibaan Maxamed Xayir Maareeye “Waxaan Nahay 168 Xildhibaan” Mid ka mid ah xildhibaanadii mooshinka keeney oo maanta kulan ku lahaa Muqdisho oo saxaafadda la hadlay ayaa ka warbixiyey waxa uu kulankooda ku saabsanaa. Wuxuu sheegey in kulankooda uu…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasaaradda Amniga Qaranka oo faah faahin ka bixisay howlgal ay ciidamada dowladda ka sameeyeen Muqdisho (Dhageyso) Wasaaradda amniga Qaranka xukuumada Soomaaliya ayaa faah faahin dheeraad ah ka bixisay howlgal ciidamada dowladda Soomaaliya ay ka sameeyeen qaar ka mid adegmooyinka magaalada Muqdisho. Afhayeenka wasaaradaasi Maxamed Yuusuf oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Gudoomiyaha Gobolka Bari oo Kulan La Qaaday Isu Duwayaasha Wasaaradaha Puntland (Dhageyso) Gudoomiyaha gobolka Bari Cabdisamad Maxamed Galan ayaa kulan magaalada Boosaaso kula qaatay isu duwayaasha wasaaradaha Puntland u qaabilsan gobolka Bari, isaga oo kala hadlay waxqabadka iyo adeegyada wasaaradaha ka fuliyaan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Iraan oo Sheegtey in ay Soomaaliya ka Caawineyso Tabobarka Ciidamada Gudoomiyaha baarlamaanka Iraan Cali Lajijani ayaa sheegey in dowladiisa ay balanqaadayso in ay Soomaaliya garab ka siin doonto la dagaalanka waxa loogu yeero argagixisada iyo waliba burcad badeeda. Wuxuu hadlayay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Roob dadka iyo duunyada ay ku diirsadeyn oo haatan ka socda deegaanka Goofgaduud ee gobalka Bay (Dhageyso) Roobab dadka iyo duunyada ay ku diirsadeen ayaa haatan ka socda deegaanka Goofgaduud ee gobalka Bay, iyadoo halkaasi ay ka mid ahayd deegaanada biyo la’aanta ay ka jirtay. Gudoomiyaha deegaankaasi…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dadka Khudbadaha Ka Jeedinaya Shirka TEDx ee Muqdisho oo La Shaaciyey Sanadkii labaad ayaa waxaa la qorsheynayaa in magaalada Muqdisho lagu qabto bishani Nofeembar 26-deeda, waxaana la shaaciyey dad kala duwan oo hadalo ka jeedin doona. TEDx oo ah madal caalami…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka dowladda ee deegaanka Ceelgaras oo guulo ka sheegtay dagaal ay la galeen Al-shabaab (Dhageyso) Maamulka dowladda Soomaaliya ee deegaanka Ceelgaras ayaa guulo ka sheegtay dagaal culus oo dhexmaray ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa Al-shabaab. Dagaalkaan ayaa ahaa mid culus, waxaana la sheegay in…