1 daqiiqo Sheeko:Dalka Gudoomiye Jawaari oo dib ugu soo laabtay Muqdisho ka dib safar uu ku tagay Jabuuti Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa maanta dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho ka dib safar uu maalintii Jimcaha ahayd ku aaday magaalada Jabuuti ee dalka Jabuuti. Gudoomiya…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisul wasaare Cabdiweli oo si kulul uga hadlay weerar Al-shabaab ay ku qaadeen Bas ay saarnaayeen Shacab Kenyan ah Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Cabdiweli Sheekh Axmed ayaa si kulul waxa uu u cambaareeyay weerar ciidamad Al-shabaab shalay ku qaadeen gaari Bas ah oo ay saarnaayeen shacab u dhashay dalka Kenya,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Sheekh oo cambaareeyay weerarkii Al-shabaab ay ku laayeen shacab ku sugnaa duleedka Mandheera Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa cambaareeyay weerarkii shalay Al-shabaab ay ku qaadeen gaari Bas ah oo ay saarnaayeen dad u dhashay dalka Kenya, iyaga oo halkaasi ku dilay 28-tan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Barnaamij Wareedka Subaxnimo ee Goobjoog Fm Waxaan halkaan Idiin kugu soo gudbinaynaa Barnaamij Wareedka Subaxnimo ee Goobjoog Fm, waxaana idiin tabinaya Wariyaasheena kala ah Farxiya Cabdalla Muumin iyo Faadumo Abuukar Cabdi. Halkaan Hoose ka dhageyso Barnaamijka.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Rag lagu tuhmayo Al-shabaab oo la horkeeni doono Maxkamada ciidamada maamulka Jubba (Dhageyso) Maxkamada ciidamada maamulka Jubba ayaa sheegtay in dhawaan ay cadaaladda horkeeni doonaan rag ay ku sheegeen in ay ka mid yihiin Al-shabaab, kuwaa oo dhawaan ay kusoo qabteen howlgalo ay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qoysas ku go’doonsan duleedka degmada Baardheere oo wabiga Jubba ku fatahay (Dhageyso) Wararka ka imaanaya degmada Baardheere ee gobalka Gedo ayaa waxay sheegayaan, in duleedka degmadaasi ay ku go’doonsan yihiin kumanaan qoys ka dib fatahaad uu halkaasi ka sameeyay Wabiga Jubba. Qaar…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Kenya oo howlgal ka wada degmada Mandheera ee gobalka Waqooyi Bari Kenya Ciidamada amaanka ee dowladda Kenya ayaa maanta waxa ay howlgal culus ka wadaan degmada Mandheere ee gobalka Waqooyi Bari Kenya, halkaasi oo shalay Al-shabaab dad shacab ah ku laayeen. Wararka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Gudoomiye Jawaari oo Jabuuti kula kulmay Gudoomiyeyaal Baarlamaan (Sawiro) Gudoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari oo wafdi Xildhibaanno ah oo uu hogaaminayo ay ku sugan yihiin magaalada Jabuuti ayaa saakay ka qeybgalay Munaasabad lagu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulidda deegaanka Jaziira oo la is ku haysto (Dhageyso) Waxaa soo baxaya muran xoogan oo ka taagan cidii maamuli lahayd deegaanka Jazeera ee duleedka magaalada Muqdisho, ka dib markii la sheegay in dadka deegaanka ay ku jahwareereen halka ay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamul cusub oo loo magacaabay deegaano hoostaga maamulka Ximan iyo Xeeb Maamulka Ximin iyo Xeeb ayaa maamulo u Magacabay degaano hoos taga Maamulkaasi ka dib socdaal xubno ka tirsan Maamulkaasi ay ku tageen deganada Gobolka Galgaduud. Waxaa maalmahaan dambe socdaal ku…