1 daqiiqo Sheeko:Dalka Khilaafkii u dhaxeeyay Baarlamaanka maamulka Somaliland oo la xaliyay iyo Qodobo lasoo saaray Mudooyinkaan dambe waxaa taagnaa dood xoogan islamarkaana ku saabsan khilaaf soo kala dhex galay baarlamaanka maamulka Somaliland, ka dib markii la sheegay in mooshin laga keenay gudoomiyaha baarlamaanka maamulkaasi. Hadaba…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Mashruuc shaqo loogu abuurayo dadka Danta yar oo ka bilawday magaalada Jowhar (Dhageyso) Magaalada Jowhar ee xarunta gobalka Shabeelaha Dhexe waxaa ka bilawday mashruuc la sheegay in shaqo abuur loogu sameynayo dadka danta yare e ku sugan magaaladaasi, waxaana mashruucaan iska kaashanaya maamulka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Garoonka Diyaaraha Baladweyne oo u Xirmey Roobab Halkaasi Ka Da’ay (Dhageyso) Waxaa gabi ahaanba xirmey garoonka Ugaas Khaliif ee magaalada Baladweyne kadib roobab mahiigaan ah oo halkaasi ka da’ayay maalmahan. Goobjoog oo wax ka weeydiisey arrinkani guddoomiyaha arrimaha bulshada ee Baladweyne…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Puntland oo Ka Digtey Dhul Boob Ka Jira Garoowe (Dhageyso) Agaasimaha Hey’adda Amniga ee PIA Cabdi Xassan Xusseen , ayaa ka digey dhul boob la sheegey in uu si xawli leh oga socdo magaalada Garoowe ee xarunta Puntland. Sida uu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qaxootiga Soomaaliyeed ee ku sugan xerada Dhadhaab oo xaalad adag laga soo sheegayo (Dhageyso) Waxaa xaalad adag oo dhanka nolosha ah laga soo sheegayaa qaxootiga Soomaaliyeed ee ku sugan xerada Dhadhaab ee waqooyi Bari Kenya, ka dib markii WFP ay dhimis ku sameeysay raashiinkii…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Barnaamij Wareedka Subaxino ee Goobjoog Fm Waxaab halkaan idiin kugu soo gudbinaynaa Barnaamij Wareedka Subaxnimo ee Goobjoog Fm, waxaana idiin tabinaya wariyaasheena kala ah, Raaxa Maxamed Maxamuud iyo Maxamed Cabdi Xuseen. Halkaan Hoose ka dhageyso Barnaamijka.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Midoowga Yurub oo Labo Sano Waqtiga u Kordhiyey Maraakiibta Soomaaliya Ka Joogta Hawlgalka la dagaalanka burcadbadeeda ee Midoowga Yurub ee lagu magacaabo EUNAVFOR ayaa loo kordhiyey muddo labo sano oo dheeraad ah inta ay sii joogayaan biyaha Soomaaliya. Midoowga Yurub waxa uu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka WAR DEG DEG AH: In ka badan 20 qof oo lagu dilay magaalada Mandhera ee dalka Kenya Wararka ka imaanaya magaalada Mandhera ee dalka Kenya ayaa sheegaya in duleedka magaaladaasi lagu dilay in ka badan 20 qof oo shacab ah. Dadkaan ayaa saarnaa Gaari Bas ah, waxaana…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka WARBIXIN:- Maxay isku khilaafaan madaxdeenna? (Dhageyso) Marka la eegayo ciwaanka warbixintaan oo hoos aad ka dhagesan kartaan ayaan ahayn mid diiradda lagu saarayo shaqsiyaad, balse waa mid ka hadlaysa madaxdii dalka soo martay iyo khilaafyadoodii badnaa.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Gadiidkii ka shaqeyn jiray Afgooye, Lambar Kontan iyo Mareereey oo shaqadoodi hakad ku jirta (Dhageyso) Wararka naga soo gaaraya gobalka Shabeelaha Hoose ayaa waxay sheegayaan in maanta iyo shalay aanay shaqeyneen gaadiidkii dadweynaa ee ka shaqeyn jiray degmada Afgooye iyo sidoo kale deegaanada Lambar Konta…