1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xubno isugu jira dowladda Federaalka, Siyaasiin iyo Waxgarad ku wajahan degmada Garbahaareey (Dhageyso) Xubno isugu jira Dowlada Federaalka Soomaaliya, siyaasiin, iyo waxgarad ayaa lagu wadaa in ay gaareen Magaalada Garbaharay ee xarunta gobalka Gedo si ay uga qayb galaan wajiga Labaad shir dib…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Degmada Wanlaweyn oo sheegay in ay qatiyaan ka joogaan Rag ku labisan dareeska ciidanka dowladda (Dhageyso) Maamulka degmada Wanlaweyn ee gobalka Shabeelaha Hoose ayaa sheegay in qatiyaan ay ka joogaan shacabka ku dhaqan degmadaasi, rag ku labisan dareeska ciidamada dowladda Soomaaliya, kuwaa oo dadka dhac u…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Degmada Jowhar oo lagu soo gaba gabeeyay tartan kubadda Cagta oo lagu maamuusay is dhexgalka Bulshada (Dhageyso) Magaalada Jowhar ee xarunta gobalka Shabeelaha Dhexe waxaa lagu soo gaba gabeeyay tartan ciyaar Kubadda Cagta ah, kaa oo soconayay maalmo badan, waxaana loogu tala galay isdhex galka bulshada ku…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Taliska Booliska Maxaas ee Hiiraan oo faah faahin ka bixiyay amniga degmadaasi Taliska Ciidamada Booliska Degmada Maxaas ee Gobolka Hiiraan, ayaa sheegay in ay soo hagagayso ammaanka Degmadaasi, ka dib dadaalo ammaanka lagu sugayay oo ay sameyeen Ciidamada Dowlada iyo kuwa AMISOM.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Buugaag ay qoreen qorayaal da’yar waxne kusoo bartay dalka dibadiisa oo Muqdisho lagu soo bandhigay (Dhageyso) Magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya waxaa lagu soo bandhigay Buugaag ay qoreen dhalinyaro Soomaaliyeed oo da’yar kuwaa oo wax kusoo bartay dalka Dibadiisa. Bandhigan lagu soo bandhigayay Buugaagtaan waxa ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Abwaan Cabdi Kariin Jiir oo ka sheekeeyay taariikhda Allaha u naxariistee Jilaa Ilkacase (Dhageyso) Waxaa shalay magaalada Muqdisho ku geeriyooday Allaha u naxariistee Jilaagii caanka ahaa ee Soomaaliyeed Cabdi Maxamuud Ilkacase oo dalka iyo dibaddaba aad looga yaqaanay. Hadaba Abwaan Cabdikariin Faarax Qaareey Jiir…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka degmada Kaxda oo sheegay in Roobkii dhawaan Muqdisho ka da’ay uu saameeyay barakacayaal ku sugan degmadaasi (Dhageyso) Maamulka degmada Kaxda ee gobalka Banaadir ayaa sheegay in roobkii dhawaan ka da’ay magaalada Muqdisho uu saameyn xoogan ku yeeshay qaar ka mid ah dadka ku dhaqan degmadaasi. Gudoomiyaha degmadaasi…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso Barnaamij Wareedka Habeenimo ee Goobjoog FM Halkani waxaad ka dhagaysan kartaa barnaamij wareedka habeenimo ee Goobjoog FM, dhageysi wacan Goobjoog FM
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Ku Xigeenka Galmudug oo Dhiirogaliyey Maalgashiga (Sawirro) Madaxweyne ku xigeenka Galmudug Cabdisamad Nuur Guuleed ayaa ganacsatada ugu baaqay in ay maalgashi ku sameeyaan deegaanada Galmudug, isagoo xusey in fursado badan oo laga macaashi karo uu gobolka ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka War Murtiyeed Kasoo Baxay Dowladda Puntland oo Ku Saabsan Khilaafka u Dhaxeeyay Hay’adaha Dastuuriga ee Dowladda Federaalka Warbaahinta Goobjoog ayaa heshay War Murtiyeedka dowladda Puntland uga hadleyso khilaafka hay’adaha dastuuriga ee dowladda. War Murtiyeedkan oo ka kooban todobo qodob halkan ka dhageyso, Kana akhriso …