1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Barnaamij Wareedka Subaxnimo ee Goobjoog Fm Waxaan halkaan idiin kugu soo gudbinaynaa Barnaamij Wareedka Subaxnimo ee Goobjoog FM oo ay idiin tabinayaan Maxamed Cabdi Xuseen iyo Ismaaciil Samatar. Halkaan Hoose ka dhageyso Goobjoog News
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Baladweyne oo balan qaaday in ay gacanta kusoo dhigayaan ragii kufsaday Haween duleedka magaaladaasi marayay (Dhageyso) Guddoomiyaha magaalada Baladweyne Maxamed Cismaan Cabdi Qalaafow ayaa ballan qaaday soo qabashada raggii ka dambeeyay haween lagu kufsaday duleedka magaaladaasi, isaga oo sheegay in cadaaladda la hor keeni doono. Waxa…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Maalinta Macalinka Soomaaliyeed oo maanta ku beegan iyo xuska maalintaan oo meelo badan looga diyaar Garoobay (Dhageyso) Maanta waa 21-ka Novembar waxayna ku beegan tahay maanta macalinka Soomaaliyeed oo dalka iyo meel ay Soomaali joogtaba laga xuso. 21-ka Novembar waa maalin u gooniya Macalimiinta Soomaaliyeed waxaana maanta…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Xildhibaano Sheegay in ay ka tanaasuleen mooshinkii laga keenay Ra’iisul wasaare Cabdiweli Sheekh Xildhibaano ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya ayaa sheegay in ay ka tanaasuleed mooshinkii dhawaan laga keenay Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Cabdiweli Sheekh Axmed. Xildhibaan Cabdulaahi Cumar Abshiroow oo ka mid ahaa xildhibaanadii…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Sheekh “Aniga iyo Ra’iisul wasaaraha shaqsi iskuma haysano, saaxiib ayeynu nahay” (Dhageyso) Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa mar kale si toos ah u faah faahiyay khilaafka kala dhaxeeya Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya, isaga oo sheegay in xilligaan khilaafkooda aanu ku qotomin mid…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso Barnaamij Wareedka Habeenimo ee Goobjoog FM Halkan waxaad ka dhagaysan kartaan barnaamij Wareedkii Ka baxay Radio Goobjoog, xaruntiisa dhexe ee magaalada Muqdisho Goobjoog News
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Afar Dumar ah oo Rakaab ahaa oo Lagu Kufsaday Hiiraan Wararka naga soo gaaraya Hiiraan waxa ay sheegayaan in meel magaalada Baladweyne u jirta 90km dhanka Galbeed oo lagu magacaabo Buqa Qable in lagu kufsaday afar dumar ah oo rakaab…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Kaalinta Dhalinyarada ay Ku Leedahay Wacyigalinta Dhalinyarada Kale oo Lagu Soo Bandhigey Hargeysa Dhibaatooyinka ugu waaweyn ee Soomaaliya ka jira ayaa dadka ay ku dhacdo waxaa ugu horeeya dhalinyarada haddii ay ahaan lahayd dagaalada ay ku dhibanayaan iyo tahriibka ay ku dhamaanayaan. Hadaba…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Hargeysa : Warbixin Xiiso Badan oo Ka Hadlaysa Aroosyada Miyiga iyo Aqal Soomaaliga Iyada oo magaalo-soo-galka Soomaalida uu aad u kordhey afartankii sano ee lasoo dhaafay ayaa laakiin waxaa wali jira reer miyi aad u badan kuwaasi oo wali heysta dhaqan Soomaaligii qarni…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Jubba oo ku dhawaaqay garsoorka maamulkaasi Maanta magaalada Kismaayo waxaa lagu qabtay xaflad balaaran oo lagu soo bandhigey garsoor uu maamulkaasi yeelanayo, waxaana lagu dhawaaqay maxkamadda ciidamada, maxkamaddaha heerka gobol iyo kuwa degmo iyo waliba maxkamadda…