1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Barnaamij Wareedka Galabnimo ee Goobjoog Fm Waxaan halkaan idiin kugu soo gudbineynaa Barnaamij Wareedka Galabnimo ee Goobjoog Fm, waxaana idiin tabinaya Wariyaasheena kala ah, Hanad Cali Guuleed iyo Farxiyo Cabdalla Muumin. Halkaan hoose ka dhageyso Barnaamijka.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada dowladda oo kaa shanaya dad shacab ah iyo Al-shabaab ku dagaalamay Hiiraan (Dhageyso) Dagaal u dhaxeeyay ciidamada dowladda Soomaaliya oo garab ka helaaya dad shacab ah iyo Al-shabaab oo dhinac ah ayaa ka dhacay deegaanka Qaba darri oo qiyaastii 30-km dhanka koonfur uga…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Afar Dugsi sare oo maanta ku tartamay Tartan Aqooneedka Kedis ee Goobjoog Fm (Dhageyso) Tartanka Kedis ee ay iska kaashanayaan Idaacadaha Goobjoog Iyo Maandeeq ayaa Maanta waxa ku tartamay Afar Dugsi sare ee Gobolka Banaadir Dugsiyada Maanta is arkay ayaa kala ahaa Globol Dharkanlay,…
7 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Nuxurka shirkii Copenhagen (War Murtiyeed) Halkan waxaan idinkaga soo gudbineynaa war murtiyeedkii kasoo baxay shirkii Copenhagen ee Soomaaliya loo qabtay, waxaadna akhrisan kartaan qodobadii lagu heshiiyey Nuruxka Shirkii Copenhagen : War Murtiyeed 1. Shirkii ugu…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Gudoomiye Jawaari “Caalamka iyo dadka kale hanoo daayaan inaan dhexdeena xalka gaarno” (Dhageyso) Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa ka dalbaday beesha caalamka in baarlamaanka loo daayo xalinta khilaafka ka dhaxeeya madaxda dalka, si Soomaalida ay isku xaliyaan. Isaga oo arimahaan…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Soomaaliya oo rajo ka muujisay mira dhalka wada hadallada ay kula jirto Somaliland (Dhageyso) Dowladda Soomaaliya ayaa rajo wanaagsan ka muujisay in natiijo wax ku ool ah ay kasoo baxaan wada hadalka ay kula jirto maamulka Somaliland. Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa mar…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka hadlay khilaafka kala dhaxeeya Ra’iisul wasaare Cabdiweli (Dhageyso) Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo ku sugan wadanka Denmark ayaa ka hadlay khilaafka kala dhaxeeya Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Cabdiweli Sheekh Axmed, isaga oo sheegay in xalinta khilaafkaan ay Soomaalida…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Barnaamij Wareedka Subaxnimo ee Goobjoog Fm Waxaan halkaan idiin kugu soo gudbinaynaa Barnaamij Wareedka Subaxnimo ee Goobjoog Fm, waxaana idiin tabinaaya Wariyaasheena kala ah, Maxamed Cabdi Xuseen iyo Hanad Cali Guuleed. Halkaan Hoose ka dhageyso Barnaamijka.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada amniga oo duleedka Muqdisho ku qabtay Maandooriye iyo dadkii iibinaayay (Dhageyso) Ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa gacanta kusoo dhigay Maandoriyaal kala ah Xashiis iyo Calaq, ka dib howlgal ay halkaasi ka sameeyeen. Howlgalkaan ayaa ka dhacay xaafadda Tabeelaha Sheekh Ibraahim ee duleedka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Madoobe Nuunoow oo wada hadal ugu baaqay maamulka Sedaxda gobal ee Shariif Xasan (Dhageyso) Maamulka Madoobe Nuunoow uu hogaamiyo ayaa sheegay in ay diyaar u yihiin wada hadal ay la galaan maamulka Koonfur Galbeed ee Sedaxda gobal, islamarkaana uu hogaamiye u yahay Shariif Xasan…