2 daqiiqo Sheeko:Dalka WAR-BIXIN:- laamiyadda Muqdisho Hadii ay dhiseen Ajaaniib, nadiifintooda ma iyaga ayaan ka sugnaa? (Dhageyso) Dalkastaa oo ku yaala dunidaan waxaa hor mariyada dadkiisa oo kaashanaya dowladiisa, waxaana markaasi soo baxa dalka bilicda uu leeyahay. Muqdisho waa caasimadda dalka, waxaana jiray dhawaan wadooyin ay dhistay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso Barnaamij Wareedka Habeenimo ee Goobjoog FM Halkani waxaad ka dhagaysan kartaa barnaamij wareedka habeenimo ee Goobjoog FM Goobjoog News
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Isgaarsiintii Baydhabo oo Dib Hawada ugu Soo Laabatay Waxaa dib hawada ugu soo laabtay isgaarsiinta magaalada Baydhabo taasi oo saacado badan hawada ka maqneyd kadib markii dagaalo ay ka dhaceen inta u dhaxaysa Baydhabo iyo Wanla Weyn. Sida…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Gudoomiyaha Maxkamadda Ciidamada Jubba oo Ka Hadlay Xukun Dil Ah oo Maanta Maxkamada Fulisey Gudoomiyaha maxkamadda ciidamada Jubba Sheekh Xassan Ibraahim Isxaaq oo la hadlay Goobjoog ayaa sheegey in xukun dil ah oo maanta ay maxkamadda fulisey ayaa sheegey in xukunkaasi uu ahaa mid…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxkamadda Ciidamada Kismaayo oo Askari Ku Ridey Xukun Dil Ah Maxkamadda Ciidamada maamulka Jubba ayaa markii ugu horeysey maanta ridey xukun dil ah, waxaana xukunkani lagu fuliyey askari ka tirsan ciidamada maamulka oo isagu horey u geystey dil. Maxkamadda oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Diyaaradaha dagaalka Kenya oo duqeyn ka geystay gobalka Jubada Hoose (Dhageyso) Diyaaradaha dagaalka ee dalka Kenya ayaa maanta waxay maanta duqeyn ka geesteen deegaano ka mid ah gobalka Jubada Hoose, kuwaa oo qasaare geystay. Wararka ayaa waxay sheegayaan in diyaaradahaan ay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Barnaamij Wareedka Galabnimo ee Goobjoog Fm Waxaan halkaan idiin kugu soo gudbinaynaa Barnaamij Wareedka Galabnimo ee Goobjoog Fm, oo ay idiin tabinayaan Wariyaasheena kala ah Cabdweli Jaamac Barre iyo Faadumo Abuukar Cabdi. Halkaan hoose ka dhageyso…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xildhibaan Cabdi Barre “Moowqifkeena Waa Cadyahay, Waan Kasoo Horjeednaa Mooshinka” (Dhageyso) Mid ka mid ah xildhibaanada kasoo horjeeda mooshinka ka dhanka ah Ra’isulwasaare Cabdiwali Sheekh Axmed, Xildhibaan Cabdi Barre oo hadal kooban maanta siiyey Goobjoog ayaa sheegey in aysan waxbo ka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhismaha Garoonka Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho oo Gabagabo Maraya (Sawirro) Barnaamijka Kormeerka Goobjoog ayaa maanta booqasho ku tagay garoonka Aadan Cabdulle Cusmaan ee Magaalada Muyqdisho, halkaasi oo dhawaanahan uu ka socday dhisme lagu balaarinayo, laguna gaarsiinayo heerka garoomada adduunka. Wariyaasha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Al-shabaab oo Sheegtay mas'uuliyadda weerarkii saaka lagu dilay dad u dhashay dalka Kenya Xarakada Alshabaab ayaa sheegtey mas’uuliyadda weerar waabarigii maanta lagu qaaday bas marayay inta u dhaxaysa Gaarisa iyo Mandera, halkaasi oo lagu diley illaa 28 qof oo masiixiyiin ah. Baska oo…