Madaxweyne Xasan oo Kulan La Qaatay Dhallinyarada iyo Haweenka Koonfur Galbeed Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo uu weheliyo Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen, ayaa kulan is-xogwaraysi ah kula qaatay magaalada Baydhabo Dhalinyarada… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Wasaaradda Dekadaha oo Digniin U Dirtay Kalluumaysatada Soomaaliyeed Agaasimaha guud wasaaradda Dekadaha iyo gaadiidka Badda Xukuumadda federalka Soomaaliya Maxamed Cismaan Cali (Dhagaxtuur), oo la hadlay warbaahinta dowladda ayaa uu digniin ugu diray Kalluumaysatada Soomaaliyeed ee ka Jilaabta xeebaha…
1 daqiiqo Ergeyga Arrimaha Abaaraha oo Safarkiisii Ugu Horeeyay Baydhabo Ku Tagay Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federalka Soomaaliya u qaabilsan Arrimaha Bani-aadannimada iyo Gurmadka Abaaraha mudane . Cabdiraxmaan Cabdishakuur, ayaa safarkiisi ugu horreeyay gudaha dalka ku gaaray maanta ku tagay…
1 daqiiqo Ergayga Gurmadka Abaaraha oo Ka Mahaceliyey Deeq Ka Timid Dowladda Qatar Ergayga gaarka ah ee Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federalka Soomaaliya u qaabilsan Arrimaha Bani-aadannimada iyo Gurmadka Abaaraha, . Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame, ayaa bogaadiyay, gargaarka ay dawladda Qatar keentay dalka oo maanta la…
1 daqiiqo Rooble oo Xarigga Ka Jaray Iskuulka Agoonta Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed+Sawirro Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta xarigga ka jaray dugsiga hoose dhexe ee agoonta Ciidanka Booliska Soomaaliyeed oo dhawaan loo dhisay qaab casri ah, kaas…
1 daqiiqo Madaxweyne Xasan oo Ka Qeyb Galay Janaasadii Marxuum Shirwac+Sawirro Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Masjidka Isbahaysiga Islaamka uga qeyb galay Salaadda Janaasada Alle ha u naxariisto Marxuum Cabdullaahi Maxamed Shirwac oo xalay ku geeriyoodey magaalada…
1 daqiiqo Cabdi Xaashi iyo Safiirka Shiinaha oo Muqdisho Ku Kulmay Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda federalka Soomaaliye Senator Cabdi Xaashi Cabdillaahi ayaa Xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Dowladda Shiine u qaabilsan Soomaaliya Fei Shengchao oo soo booqday. Danjiraha oo…
1 daqiiqo Khilaaf Ka Dhashay Sicir Bararka oo Ka Taagan Dowlad Deegaanka Soomaalida Dowlad deegaanka Soomaalida ayaa waxaa ka taagan khilaaf u dhaxeeya dowladda uu hoggaamiyo madaxweyne Mustafe iyo xisbiyada mucaaradka ah, kaas oo ka dhashay sicir barar baahsan oo ka kacay deegaanka…
1 daqiiqo Mid Kamid ah Ilaalada Guddoomiye Cumar Filish oo Muqdisho Lagu Dilay Askari la sheegay inuu ka tirsan yahay ciidanka dowladda federalka ayaa magaalada caasimadda ah ee Muqdisho ku dilay wiil dhallinyaro , kaas oo la sheegay inuu kamid ahaa ilaalada gaarka…
1 daqiiqo Deeq La Gaarsiiyey Qoysas Ku Dhaqan Gobolka Banaadir Qoysas kamid ah kuwa Danyarta ah ee ku nool degmooyin ka tirsan gobolka Banaadir ayaa waxaa maanta la gaarsiiyay deeq raashin ah, waxaana goobta ku sugnaa mas’uuliyiin ka tirsan gobolka…