1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka degmada Xamar jajab oo baaraya khasaaraha iska hor imaad ka dhacay nawaaxiga dekeda Muqdisho Maamulka degmada Xamar jajab ee gobolka Banaadir ayaa sheegay in ay baaritaan ku hayaan khasaarihii ka dhashay rasaas ay nawaaxiga dekedda Muqdisho isku weydaarsadeen ciidamo ka wada tirsan dowladda Federaalka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Khaatumo oo ku eedeeyay Somaliland weerar khasaare sababay oo lagu qaaday Saax dheer (Dhageyso) Maamulka Khaatumo ayaa ku eedeeyay maamulka Somaliland weerar dad ay ku dhinteen oo lagu qaaday deegaanka Saax dheere ee gobolka Sool. Guddoomiyaha Baarlamaanka maamulka Khaatumo Maxamuud Sheekh Cumar Xasan oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dagaal caawa Muqdishu ku dhex maray labo ciidan oo ka tirsan dowladda Soomaaliya. Dagaal khasaare gaystay ayaa caawa ka dhacay Agagaarka Dekada weyn ee Magaalada Muqdisho, Dagaalka ayaa u dhexeeyay Ciidamada Booliiska iyo Nabad sugida oo kawada tirsan Dowlada Federaalka ah ee Soomaaliya.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ku-simaha madaxwaynaha dalka oo xariga ka jaray howlaha jaamacada umada Soomaaliyeed Ku simaha madaxwaynaha dowladda Federaalka Soomaaliya ahna guddoomiyhaha baarlamaanka Federaalka mudane Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa maanta xariga ka jaray daraasada jaamacada ummada Soomaaliyeed oo dib loo hir geliyay. Jawaari…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Mashiinka ATM ee lacagaha lagala baxo oo laga hirgeliyay Muqdisho Waxaa magaalada Muqdisho markii ugu horeysay laga bilaabay in mashiinka lacagaha lagala baxo laga hir geliyo gudaha magaalada. Dadka ku nool caasimadda Soomaaliya ayaa bilaabay in ay isticmaalaan mashiinka lacagta…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxkamada ciidamada qalabka sida oo xukun dil ah ku riday askar ka tirsan dowladda Maxkamada dajarada koowaad ee ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya ayaa maanta dil toogasho ah ku xukuntay askar ka tirsan ciidanka dowladda kuwaas oo horay loogu eedeeyay in ay geysteen falal…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qoysas gaaraya 4000 oo ka faa’ideystay deeq ay gaarsiisay bisha cas ee Imaaraadka carabta Hay’adda bisha cas ee Imaaraadka Carabta ayaa shaacisay in ay sii wadayso kaalmo gaarsiinta dadka Soomaaliyeed iyada oo shalay deeq gaarsiisay qoysas tabaaleysan. Hay’addan ayaa weli ka wada qeybinta hilibka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxwayne Gaas oo xilka ka qaaday taliyihii ciidanka booliska gobolka Nugaal Digreeto ka soo baxday xafiiska madaxwaynaha maamulka Puntland Dr.Cabdiwali Maxamed Cali (Gaas) ayaa xilkii looga qaaday taliyaha ciidanka booliska gobalka Nugaal Cabdiraxmaan Xaaji Abshir isla markaana xilkaasi loo magacaabay gaashaanle…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xildhibaan rajo wanaagsan ka muujiyay shirka Garbahaarey (Dhageyso) Mudane ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa rajo ka muujiyay in natiijo wax ku ool ah ay ka soo baxdo shirka ka socda degmada Garbahaarey. Xildhibaan Maxamed Cali Magan oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka lixda gobol oo sheegay in aysan marna tanaasuleyn Maamulka koofur galbeed ee lixda gobol ayaa sheegay in ay weli ku taaganyihiin mowqifkoodii ahaa in marnaba aysan ka tanaasulin aragtida lixda gobol. Suldaan Siraaji oo ah guddoomiye ku xigeenka…