1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Puntland oo biyo dhaamin u sameeyay qoysas ku nool Nugaal Maamulka Puntland ayaa maanta biyo dhaamin u sameeyay qoysaskii ay saameeyeen abaaraha ka jira gobolka Nugaal. Waxaa lagu soo waramayaa in maanta deegaanada miyiga ah ee Gobolka Nugaal ay tageen…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiir ku xigeenka arrimaha dibadda oo qaabilay safiirka Turkiga ee Soomaaliya Ku simaha wasiirka ahna wasiir ku xigeenka arrimaha dibadda iyo dhiiri gelinta maal gashiga Soomaaliya Mahad Maxamed Salaad ayaa maanta ku qaabilay xafiiskiisa safiirka cusub ee Jamhuuriyadda Turkey u qaabilsan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxamed Ismaacil Kheyre Dhuxuloow oo loo magacaabay talyiha amniga garoonka Kismaayo Munaasabad maanta lagu qabtay garoonka diyaaradaha ee magaalada kismaayo ayaa waxaa xilalka kula kala wareegay taliyihii hore amniga garoonka iyo taliyaha cusub ee hadda loo magaacabay amniga garoonka Maxamed Ismaacil Kheyre…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra'iisal wasaare Cabdiweli oo Muqdisho ku qaabilay wafdi ka socda dowladda Switzerland Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdiweli Sheekh Axmed ayaa maanta Muqdisho ku qaabilay wafdi ka socda dowladda Switzerland. Wefdigan uu la kulmay Ra’iisul wasaaraha ayaa waxaa hogaaminayey Wasiiru dowlaha Arrimaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xasan Sheekh: Ma aanan helin ballan qaadyadii beesha caalamka (Dhageyso) Madaxwaynha dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegay in ilaa haatan dowladdu aysan helin ballan qaadkii lacageed ee beesha caalamka. Madaxwayne Xasan Sheekh Maxamuud oo hadal ka jeediyay kulan lagu qabtay xarunta…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddi ka socda maamulka Khaatumo oo Muqdisho kula kulmay madaxda dowladda Soomaaliya Guddi matalaya maamulka Khaatumo ayaa kulan gaar ah la qaatay xubno ka mid ah madaxda dowladda Federaalka Soomaaliya kaasi oo ballan qaad loogu sameeyay maamulkaasi. Korneyl Maxamed Yuusuf Jaamac (indha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Soomaaliya oo dib u celisay muwaadiniin laga soo tarxiilay Norway Waaxda socdaalka iyo Jinsiyadaha dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta dib ugu celisay dalka Norway muwaadiniin Soomaaliyeed oo si qasab ah dalka loogu soo tarxiilay, kuwaa oo laga soo dajiyay garoonka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxwayne Xasan Sheekh oo baaq u diray shacabka Muqdisho Madaxwaynaha Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xalay kulan la yeeshay maamulka iyo howl wadeennada gobolka Banaadir. Kulanka waxaa ka qeyb galay wasiiro ka tirsan xukuumadda, xildhibaano iyo ergo ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Culimada Puntland oo dhexdhexaadineysa muranka Puntland iyo Galmudug Culimaa’udiin kulan ku yeeshay magaalada Garoowe ayaa sheegay in ay dhex dhexaadinayaan maamullada Puntland iyo Galmudug oo xiisado colaadeed ay ka dhex jiraan. Sheekh Muqtaar Cabdi oo ka mid ah…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Xukuumadda Soomaaliya oo sheegtay in ay wax ka qabaneyso shaqo la'aanta muwaadiniinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in aysan ogolaan doonin in shaqaale ajaanib ah ay qabtaan shaqooyin ay u baahanyihiin muwaadiniin Soomaaliyeed. Agaasimaha guud ee wasaaradda shaqada iyo shaqaalaha xukuumadda Soomaaliya…