1 daqiiqo Sheeko:Dalka Al-shabaab oo xaqiijisay geerida hogaamiyahoodii xilli ay hogaan cusub ku dhawaaqeen Xarakada Al-shabaab ayaa markii ugu horeysay si rasmi ah u xaqiijisay geerida hogaamiyahoodii oo ay maraykanku sheegeen in ay duqeyn ku dileen isniintii la soo dhaafay. Al-shabaab ayaa xilkii uu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamullada Somaliland iyo Puntland oo ka hadlay geerida hogaamiyaha Al-shabaab Madaxwaynaha maamulka Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa ku tilmaamay guul weyn in laga gaaray dilka hogaamiyihii xarakada Al-Shabaab oo diyaaradaha dagaalka Maraykanka ay isniintii ku dileen gobolka Shabeellaha hoose…
7 daqiiqo Sheeko:Dalka Wax qabadka xukuumadda Soomaaliya ee todobaadkii tagay oo la soo saaray Wasiirka War faafinta xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Mustaf Sheekh Cali Dhuxulow oo maanta Muqdisho kula hadlayey warbaahinta ayaa siiyey warbixinta horumarka dowladda ee todobaadkii la soo dhaafay. Wasiirka ayaa ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Rag lala xiriirinayo Al-shabaab oo laga qabtay nawaaxiga Buur hakaba Ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa howl galka midowga Afrika ee AMISOM ayaa rag lala xiriirinayo xarakad Al-Shabaab ku soo qabtay howl gal ay ka sameeyeen nawaaxiga degmada Buur hakaba…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Jabuuti oo ciidamo hor leh u soo direysa Soomaaliya Dowladda Jabuuti ayaa ku dhawaaqday in ay kordhin doonto ka qayb qaadashadeeda howl galka nabad ilaalinta midowga Afrika ee Soomaaliya (AMISOM) oo ay ciidamo garaaya 950 askari ku soo kordhin…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Biyo yaraan xoogan oo soo wajahday tuulooyin hoos yimaada Ceel-waaq Qoysaska ku nool tuulooyin hoos yimaada degmada Ceel-waaq ee gobolka Gedo ayaa ka cabanaya sare u kac ku yimaaday qiimaha lagu iibsado biyaha ee deegaanadaasi. Wararka ka imaanaya gobolka Gedo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka degmada Buulo burte iyo odayaasha dhaqanka oo ka hadlay qeybinta deeq ka timid Jabuuti Maamulka degmada Buulo burte iyo odayaasha degmadaasi oo kulan ka yeeshay sida dadka ku nool degmadaasi loogu qeybinayo deeqdii dhowaan la gaarsiiyay halkaasi. Guddoomiyaha maamulka degmada Buulo burte ee gobolka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Galmudug oo ku daba jira ruux haweeney ku dilay Gaalkacyo Maamulka gobolka Mudug ee dhanka Galmudug ayaa sheegay in ay baaritaan adag ku hayaan rag hubeysan oo haweeney ku dilay bartamaha magaalada Gaalkacyo. Guddoomiyaha maamulka gobolka Mudug Aweys Cali Siciid…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xukuumadda Soomaaliya oo ka digtay weeraro kaga yimaada Al-shabaab Wasiirka wasaaradda amniga xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa ka digay weeraro ay xarumaha dowladda ku qaadaan xarakada Al-Shabaab Khaliif Axmed Ereg oo ka hadlay howl galka bad weynta Hindiya ee dowladdu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Gaashaandhiga Maraykanka oo faahfaahin ka bixiyay geerida hogaamiyihii Al-shabaab War ka soo baxay wasaaradda difaaca ee Maraykanka ayaa lagu sheegay in hogaamiyihii Al-shabaab uu ku dhintay weerarkii ay dayuurad nooca aan duuliyaha lahayn (Drone) uu Maraykanku leeyahay ay la…