Indha Cadde: Waan soo dhoweynayaa hub ka dhigista ka socota Muqdisho Jeneral Yuusuf maxamed Siyaad indha Cadde ayaa soo dhaweeyay Howl-galka hubka looga ururinayo Magaalada Muqdisho. Yuusuf indha Cadde oo ka hadlay qaabka ay dowladdu u wado qorshaha hubka looga uruurinayo… 2 daqiiqo
1 daqiiqo Cabdi Qaasim Salaad oo dhaliilay hannaanka dowladdu u marayso hub-ka-dhigista Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Cabdiqaasim Salaad Xasan ayaa ku baaqay in wax laga bedelo qaabka ay dowladdu u marayso hub-ka-dhigista ee laga fulinayo dalka Soomaaliya. Cabdiqaasim Salaad ayaa sheegay in…
2 daqiiqo Madaxda Qaranka oo maanta ku qaabilay Muqdisho wasiirka ganacsiga iyo horumarinta Denmark Mogadishu, August 12, 2014- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xassan Sheikh Maxamuud iyo ra’iisal wasaaraha mudane Cabdiweli Sheikh Axmed ayaa maanta si gaar gaar ah Muqdisho ugu qaabilay wafdi uu…
2 daqiiqo Xildhibaannada dhediga ah ee barlamaanka oo kampala Siminaar Uga Furmay War-saxaafadeed: Xildhibaannada dhediga ah ee ku jira barlamaanka Federaalka Soomaaliya ayuu maanta siminaar lagu kobcinayo aqoontooda uga furmay magaalada Kampala ee caasimadda Yugandha. Munaasabadda siminaarkan aqoon kororsiga ah oo ay…
2 daqiiqo Muqdisho:Xarunta Daaweynta Qaaxada ee Folariini oo dib loo hirgelinayo [huge_it_slider id=”51″] Wasaaradda Caafimaadka Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta dhagax dhigtay Isbitaalka Daawaynta Qaaxada ee Folariini ee Magaalada Muqdisho. Masuuliyiin ka kala socday Maamulka Gobolka Banaadir iyo Wasaaradda ayaa si…
1 daqiiqo Guusha Erdogan oo la sheegay inay faa'ido ugu jirto dalal ay ku jirto Soomaaliya Xarunta Somali Act ee Fadhigeedu yahay Magaalada London ee Dalka Ingiriiska ayaa sheegtay in doorashada Madaxtimada Dalka Turkiga ee loo doortay Recep Tayib Erdogan faa’ido ay u tahay Dalalka Islaamka…
2 daqiiqo Dhuxulow:Dhalinyaradu waa laf-dhabarka bulshada iyo Mustaqbalka Dalka Wasiirka Warfaafinta Mudane Mustafa Sheekh Cali Dhuxulow oo ka hadlayey maalinta Dhalinyarada Caalamka ee 12-ka August ayaa ku nuuxnuuxsaday doorka muhiimka ah ee dhalinyarada Soomaaliyeed oo uu yiri “Dhalinyaradu waa…
1 daqiiqo Madaxwayne Xasan oo Muqdisho kula kulmay wafdi ka socda Denmark Madaxwaynaha dowladda federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho ayaa isla Muqdisho kula kulmay wasiirka Ganacsiga iyo horumarinta dowladda Denmark Mogens Jensen. Kulankan…
2 daqiiqo Goobjoog FM oo booqatay guriga Kamaal Rajab Dayib Erdogan Goobjoog FM ayaa maanta booqatay hoy(aqal) ka sameysan bac oo ay ku noolyihiin qoysas barakacayaal ah gudaha magaalada Muqdisho. Qoysaskan ayaa ku nool xero ku taalla degmada Wadajir ee magaalada…
1 daqiiqo AMISOM oo magaalada Marka looga mudaaharaaday Deganaansho caga badan ku taagnayn ayaa laga dareemayaa Magaalada Marka ee Xarunta Gobolka Shabeellaha Hoose halkaasi oo labadii Maalmood ay ka dhacayeen Bananbaxyo lagaga soo horjeedo Ciidamada howlgalka midowga Africa…