2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxwayne Xasan Sheekh oo dib ugu soo laabtay dalka Madaxwaynaha dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta dib ugu soo laabtay dalka markii uu magaalada Nairobi uu kaga qayb galay shir looga hadlayay waxa reer galbeedku ugu yeeraan argagaxisada. Wasiirka arrimaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Rag hubeysan oo weeraray gaadiid gargaar u waday Buulo Burde Rag hubeysan oo la tuhunsanyahay nin ay ka tirsan yihiin Al-shabaab ayaa maanta dhexda u galay gaadiid gargaar u siday degmada Buulo burde ee gobolka Hiiraan. Wararka ayaa sheegaya in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xildhibaano ka tirsan Kenya oo lagu eedeeyay colaada degmada Wajeer Mid ka mid ah odayaasha dhaqanka degmada Wajeer ee Waqooyi bari Kenya ayaa sheegay in xildhibaano ka tirsan Barlamaanka dalka Kenya ay ka qeyb qaataan dagaal beeleedyo ku soo noq-noqday…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Prof. Dalxa: Gaabis ayaa ku yimid gargaar u fidinta barakacayaasha Guddiga arimaha dibada Barlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa sheegay in la gacan togaaliyo gargaarka loogu tala galay qoysaska ku barakacay dagaalada ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya iyo xarakada Al-Shabaab ku dhax maraya…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xukuumadda Soomaaliya oo 45 maalin u qabatay in ay isku dhiibaan Al-shabaab Kulan aan caadi ahayn oo xalay golaha wasiirada xukuumadda Federaalka Soomaaliya ku yeesheen Muqdisho ayaa lagu sheegay in ciddii isa soo dhiibto ka hor inta uusan dhamaanin muddada 45-ka maalmood…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka degmada Kunturwaareey oo ka hadlay ammaanka degmada Maamulka degmada Kunturwaareey ee gobolka SHabeellaha hoose ayaa sheegay in ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ay ku guulaysteen ka hor tagista falal ammaanka liddi ku ah oo ka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiirada oo caawa kulan deg deg ah ka yeeshay How-galka Badweynta Hindiya iyo Duqeynta Mareykan-ka ee Al-shabaab Kulan deg deg ah uu shir gudoominayey R’aisul wasaaraha ayaa caawa fiidkii ka dhacay xafiiska Ra’isul wasaaraha ee caasimadda Muqdishu. Wasiirka Amniga Qaranka dowladda Soomaaliya Khaliif Ereg ayaa Saxaafadda uga…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxda Afrika oo ka wada hadlay la dagaalanka kooxaha islaamiyiinta Madaxda lix dal oo Afrikaan ah ayaa maanta ku shiray dalka Kenya,kuwaas oo ka wada hadlay la dagaalanka kooxaha Islaamiyiinta ee Afrika, kuwaas oo la sheegay in dad badan ku…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Federaalka oo ka hadashay duqeymo ka dhacay gobolka Hiiraan Faahfaahinno dheeraad ah ayaa ka soo baxaya khasaaraha ka dhashay duqeymo diyaarado aan la aqoon ay ka geysteen deegaano ka mid ah gobalka Hiiraan. Wararka ka imaanaya degmada Jalalaqsi ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faahfaahinta duqeyntii ka dhacday gobolka Shabeellaha hoose Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya duqeymo ay geysteen diyaarado dagaal oo ka dhacay deegaanada Sablaale iyo Haawaay ee gobalka SHabeellaha hoose. Wararka maanta soo baxaya ayaa sheegaya in…