Kenya oo diyaarisay ciidamadeeda ka hortaga Rabshadaha Dowladda Kenya ayaa gabi ahaan heegan gelisay ciidamada ka hortaga rabshadaha ee dalkaas. Ciidamada ayaa lagu arkaya waddooyinka iyo xarumaha siyaasadda ee dalka Kenya, waxaana lagu wadaa in ay xakameeyaan… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Faah-faahinno ka soo baxayo dad lagu dilay Maxaas Wararka naga soo gaarayo degmada Maxaas, ayaa sheegaya in ay ururka alshabaab ku gubeen inta u dhaxeysa degmooyinka Maxaas iyo Baladweyne gawaari sidday raashiin, sidoo kale alshabaab ayaa dilay dad…
1 daqiiqo Shirka Baarlamaannada Afrika oo Lasoo Gabagabeeyay, Maxaa Kaoo Baxay? Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Sheekh Aadan Madoobe) ayaa ka qayb galey xiritaanka shirweynaha 11-aad ee Guddoomiyeyaasha Baarlamaannadda Afrika oo lagu soo gabagabeeyey…
1 daqiiqo Qarax lagu dilay wadaad Caan ah oo ka dhacay Afghanistan Jimcihii shalay weerar khasaaro gaystay oo ka dhacay masaajir ku yaalla galbeedka dalka Afghanistan, ayaa waxaa ku geeriyooday 18 qof oo kamid ah dadkii ku tukanayay masaajidka. Dadka dhintay ayaa…
1 daqiiqo IMF oo dalka Sri Lanka siinaysa $3 Bilyan Hay’adda lacagta adduunka ee IMF, ayaa ugu deeqday ku dhawaad $3 bilyan oo dolar dalka Sri Lanka, si wax looga qabto xaaladda dhaqaalaha iyo sicir bararka ka jira dalkaas. Sri…
1 daqiiqo Guddoomiye Aadan Madoobe oo Khudbad Ka Jeediyay Shirka Baarlamaannada Afrika Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS, Mudane Shiikh Aadan Maxamed Nuur Maddobe ayaa ka qeyb galay shirweynihii 11-aad ee Guddoomiyeyaasha Baarlamaannadda heer qaran iyo heer gobol ee Afrika oo maanta ka furmay…
2 daqiiqo Maxadweyne Xasan oo Qaabilay Ku-xigeenka Xoghayaha Guud Ee Qaramada Midoobay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan kula qaatay Madaxtooyada Qaranka Ku-xigeenka Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Arrimaha Bani’aadamnimada iyo Gargaarka Degdegga ah OCHA Mudane…
1 daqiiqo Madaxweyne Xasan Sheekh oo Tacsi u diray Ehelka Madaxweynihii hore ee dalka Sheekh Shariif Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa madaxweynihii hore ee dalka Sheekh Shariif Sheekh Axmed, kaga tacsiyadeeyay geerida ku timid hooyadiis Marxuumad Xasno Cabdulle Isaaq. War ka soo baxay Villa Soomaaliya,…
1 daqiiqo TPLF oo farriin u dirtay qowmiyadaha daga Itoobiya Waxaa maalintii todobaad galay dagaalka u dhaxeeya jabhadda TPLF iyo ciidamada dowladda Itoobiya. Dagaalka oo dib uga qarxay gobalka waqooyiga dalka Itoobiya ee Tigrayga, ayaa bilaabmay kadib markii ay fashilmeen…
1 daqiiqo Shirka Baarlamaannada Afrika oo Maanta Furmay iyo Soomaaliya oo Ka Qeybgalaysa Magaalada Johannesburg ee dalka Koonfur Afrika ayaa waxaa maanta lagu wadaa inuu ka furmo shirka Guddoomiyeyaasha Baarlamaannada Afrika, waxaa dowladda Soomaaliya uga qeybgalaya guddoomiyaha Baarlamaanka Shiikh Aadan Madoobe , kaas…