4 daqiiqo Sheeko:War Waresysi: Farmaajo iyo Doorashada 2016-ka R/wasaarihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdulalahi Farmaajo oo wareysi gaar ah siiyay Goobjoog FM ayaa ka hadlay arimo badan oo ay ka mid tahay Doorashada 2016-ka, Hub ka dhigista iyo…
2 daqiiqo Sheeko:War Wasaaradda Qorsheynta: Dowladdu kaligeed abaaraha waxba kama qaban karto. Wasiirka ku xigeenka wasaaradda Qorsheynta ee Xukumadda Soomaaliya Cabdillahi Shiikh Cali galoocow oo xubin ka ah Gudiga Abaaraha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ay dhawaan magacawday ayaa ka hadlay Kormeer ay…
1 daqiiqo Sheeko:War Maamulka gobolka Banaadir oo xarumo caafimaad ka hir gelinaya Muqdisho Maamulka gobolka Banaadir ee dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegay in uu qorshaynayo in Magaalada Muqdisho ay ka hir galiyaan xarumaha faya dhowrka si loo ilaaliyo nadaafada deegaanka. Guddoomiye ku xigeenka…
1 daqiiqo Sheeko:War Madaxwayne Xasan oo waraaqaha aqoonsiga ka guddoomay danjiraha cusub ee India [huge_it_slider id=”57″] Madaxwaynaha dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta waraaqaha aqoonsiga ka guddoomay danjiraha cusub ee dowladda India u soo magacawday Soomaaliya Yogeshwar Varma. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kala hadlay safiirka…
1 daqiiqo Sheeko:War Shil dhimasho sababay oo ka dhacay meel 45 KM u jirta Cadaado Hal qof ayaa ku geeriyooday shan kalana way ku dhaawacmeen shil gaari oo maanta ka dhacay duleedka degmada Cadaado ee gobolka Galgaduud. Dadka ku dhaawacmay shilkan ayaa la dhigay isbitaal…
1 daqiiqo Sheeko:War Wasiirka arimaha dibada dalka oo Muqdisho ku soo dhoweeyay danjiraha cusub ee India Wasiirka arimaha dibada xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa maanta ka guddoomay nuqullo ka mid ah waraaqaha aqoonsiga danjiraha cusub ee dowladda India u soo magacawday Soomaaliya Yogeshwar…
1 daqiiqo Sheeko:War Dibad bax lagu taageerayo amniga oo maanta ka dhacay Muqdisho Boqolaal dadwayne ah ayaa maanta isugu soo baxay Fagaaraha Dal-jirka dahsoon ee ku dhow degmada Boondheere. Dibadbaxayaasha ayaa ku muujinayay banaanbaxa sida ay u taageensan yihiin howl galada hub ka…
1 daqiiqo Sheeko:War Ra'iisal Wasaare Cabdiweli oo ku sii jeeda Baydhabo Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdiweli SHeekh Axmed ayaa maanta lagu wadaa in uu gaaro magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay. Qaban qaabada soo dhowaynta mudane Cabdiweli SHeekh ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:War Dhageyso Barnaamij wareedka Subaxnimo ee Goobjoog FM Barnaamij Wareedka Subaxnimo ee Goobjoog FM waxaa saaka (24/08/2014) diirada lagu saaray: –Wararka gudaha -Wararka caalamka -Dhaqaalaha iyo ganacsiga. -Wararkii Cayaaraha. -Xikmada Dhagaystaha. – Aarada dadwaynaha.
1 daqiiqo Sheeko:War Muqdisho: Dab khasaare sababay oo ka kacay garaash ku yaala wadada 30ka War naga soo gaaray xaafada Baar Ubax ee degmada Howl-wadaag ayaa sheegay in dab uu ka kacay garaash ay ku yiileen gawaari fara badan. Warar hor dhac ah oo ay…