1 daqiiqo Sheeko:War Xiisad dhimasho sababtay oo ka dhacday duleedka Burco Labo qof ayaa ku geeriyootay, saddex kalana waa ay ku dhaawacmeen kadib dagaal duleedka Bari Magaalada Burco ee Gobolka Togdheer ku dhex maray Beelo halkaasi wada dega. Odayaasha Gobolka Togdheer…
1 daqiiqo Sheeko:War Xukuumadda soomaaliya oo ka hadashay sababtii loo xiray idaacadaha Shabeelle iyo Sky Xukuumadda soomaaliya ayaa shegtay iney xirtay idaacadaha shabeelle iyo sky ka dib markii ay baahiyeen warar khal-khal ku ah ammaanka shacabka Soomaaliyeed. Afhayeenka wassaradda amniga qaranka Maxamed Yuusuf Cisman oo…
2 daqiiqo Sheeko:War Dibad-bax Axmed Daaci lagu tageerayo oo Muqdisho ka dhacay iyo AMISOM oo ka hadashay howlgalkii Wadajir War saxaafadeed kasoo baxay howlgalka AMISOM ayaa lagu faafaahiyay dagaal saaka ka dhacay Degmada Wadajir kaaasi oo dhaxmaray Ciidamada Dowladda iyo kuwa AMISOM iyo Maleeshiyo daacad u ah Gudoomiyihii hore…
1 daqiiqo Sheeko:War Idaacadaha Shabeelle iyo Sky ee Muqdisho oo la xiray Ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa maanta albaabada iskugu dhuftay idaacadda shabeelle iyo sky FM ka dib markii ay ciidamadu xoog kusoo galeen xarunta idaacaddaha ee magaalada muqdisho. Mohamed Bashiir Xaashi tifaf-tiraha…
1 daqiiqo Sheeko:War Xaalad biyo yari oo laga soo sheegayo Xeraale iyo Balamballe oo ka tirsan Galgaduud Xildhibaanadii dhowaan indho indheynta u tegay gobolka Galgaduud ayaa dowladda Federaalka Soomaaliya ugu baaqay in gurmad deg deg ah ay la gaarto dadka ku nool gobolkaasi. Xildhibaan Nuur Faarax oo…
1 daqiiqo Sheeko:War Axmed Daaci oo gurigiisa ka baxsaday iyo ciidanka dowladda oo ku hareeraysan Waxaa istaagay dagaalkii degmada Wadajir ka qarxay saaka walow rasaas mararka qaar la maqlayo. Dagaalka ka dilaacay degmada Wadajir ayaa ka dhashay ciidamada dowladda oo damcay in ay hubka ka…
1 daqiiqo Sheeko:War Axmed Daaci oo ka hadlay weerarkii ciidanka dowladdu ku soo qaadeen hoygiisa Guddomiyihii hore ee Wadajir Axmed Xassan(Daaci) ayaa ka war bixiyey weerar ay saaka ciidanka nabad sugidda dowladda iyo kuwa AMISOM ku soo qaadeen hoygiisa. Axmed Daaci ayaa Goobjoog FM u…
1 daqiiqo Sheeko:War Shacab caraysan oo dibad bax ka dhigay afaafka hore ee madaxtooyada Soomaaliya Shacab careysan oo ka cabanayay in la boobay dhulkooda ayaa maanta Banaanbax xoogan ka dhigay afaafka hore ee mataxtooyada Soomaaliya ee Muqdisho. Shacabkaan oo deganaa sida ay sheegeen deegaanka Gubadleey…
1 daqiiqo Sheeko:War Natiijada ardaydii ka qeyb gashay imtixaanaadkii deeqaha waxbarasho oo la soo saaray Wasaaradda hidaha iyo tacliinta sare ee xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa soo saartay magacyada iyo natiijada arday dhowaan imtixaan u gashay deeqo waxbarasho oo ay dowladdu ka heshay dowladaha Yemen iyo…
1 daqiiqo Sheeko:War Cali Khaliif Galayr oo loo doortay madaxweynaha KHaatumo Ra’iisal wasaarihii hore ee Soomaaliya, kana tirsanaa barlamaanka Federaalka, Cali Khaliif Galayr ayaa maanta oo KHamiis ah ku guulaystay doorasho madaxtinimo oo ka dhacday deegaanka Saax-DHeer ee gobolka Sool. Xubno…