2 daqiiqo Sheeko:War Maxkamadda Ciidamada qalabka Sida oo xukunno kala duwan ku ridday eedeysanayaal Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ee dowladda federaalka Soomaaliya ayaa Maanta xukunno kala duwan ku ridday eedeysanayaal loo haysatay dambiyo ay ka mid yihiin dil iyo dhac loo gaystay dad shacab…
2 daqiiqo Sheeko:War RW Cabdiweli: Soomaaliyeey Ha sugina inta ay dhacayso dhimasho la mid ah tii dhacday 2011 Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed ayaa farriin ku aadan abaaraha iyo biyo la’aanta ku dhufatay qeybo kamid ah gobollada dalka u diray bulshada Soomaaliyeed ee…
1 daqiiqo Sheeko:War Minnesota: Xasan Shiikh oo la kulmay Soomaalida Minneapolis ee dalka Maraykanka Madaxwaynaha Dowlada Federaalka Soomaaliya ayaa Magaalada Minneapolis ee Dalka Mareekanka waxa uu kulamo kula qaatay qaar ka mid ah Jaaliyada Soomaalida halkaasi ku Nool. Madaxwayne Xasan ayaa Jaaliyada Soomaalida kala…
1 daqiiqo Sheeko:War Madaxweyne Xasan: "Boko Haram tababar ayay ku qaataan gudaha Soomaaliya" Madaxwaynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in Soomaaliya ay ku yaallaan Saldhigyo lagu tababaro jabhada Islaamiga ee ka dhisan Dalka Nigeria. Madaxwaynaha Dowladda ayaa dhinaca kale sheegay…
1 daqiiqo Sheeko:War Tuur yare: “Al-shabaab ulama dhaqanno sida ay dadka ula dhaqmaan” Guddoomiyaha Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegay in hannaan aan ka duwanayn sida Cadaalada u helaan Muwadiniinta Soomaaliyeed ay ula dhaqmaan raga lagu tuhmayo ku lug…
1 daqiiqo Sheeko:War Howgal xalay laga fuliyay magaalada Marka Ciidamada Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa howlgalka midowga Afrika ee AMISOM ayaa Xalay Howlgallo ka fuliyay Xaafadaha Magaalada Marka ee xarunta Gobolka Shabeellaha Hoose. Howlgalkan ayaa ka danbeeyay markii Ciidamo…
1 daqiiqo Sheeko:War Shaqaaqo dhimasho sababtay oo mar kale ka dhacday Cabuudwaaq Wax garadka Gobolka Galgaduud ayaa sheegay in Beelihii waan waanta laga dhex waday ay sii kala Fogeyneyso Shaqaaqo Maanta ka dhacday Degmada Cabuudwaaq. Odayaasha oo kulan dag dag ku yeeshay…
1 daqiiqo Sheeko:War Urur la dagaalamaya Qabyaaladda oo Muqdisho looga dhawaaqay Waxaa Maanta Oo Sabti Ah Magaalada Muqdiho Looga Dhawaaqay Urur La magac baxay La dagaalanka Qabyaalada Soomaaliya Oo La sheegay In Uusan Ahayn Urur Siyaasadeed, Balse Bulshada Laga Wacyi Gelinayo…
1 daqiiqo Sheeko:War Muqdisho:Laamaha ammaanka oo sheegay in tallaabo laga qaadayo hubka sharci darrada ah Afhayeenka laamaha ammaanka dowladda federaalka Soomaaliya Qaasim Axmed Rooble oo wareysi gaar ah siiyay Goobjoog FM aya sheegay in dhowaan la kala saari doono dadka ganacsatada iyo dadka hubka isku…
7 daqiiqo Sheeko:War Wax qabadka dowladda Soomaaliya ee todobaadkii hore oo la soo saaray Wasiirka Warfaafinta Mudane Mustafa Sheikh Ali Dhuhulow oo maanta Muqdisho kula hadlayey warbaahinta ayaa siiyey warbixinta horumarka Dowladda ee usbuucii la soo dhaafay. Wasiirka ayaa ka hadlay arrimo ay ka…