1 daqiiqo Sheeko:War Xildhibaan Nuur Faarax oo ku baaqay dhaqan gelinta xabad joojintii Caabudwaaq Xildhibaan ka tirsan Barlamaanka Dowlada Somaaliya oo ku sugan degmada Caabudwaaq ee Gobolka Galgaduud ayaa ku baaqay dar dar galinta xabad joojin lagu gaaray Degmadaasi. Xildhibaan Nuur Faarax Jaamac oo…
1 daqiiqo Sheeko:War Faadumo Taxaddar oo lasii daayey, sheegtayna in jir dil loogeystay(dhageyso wareysi) Booliska magaalada Garoowe ee mamul goboleedka Puntland ayaa maanta sii daayey, Faadumo Yuusuf Siciid ( Faadumo Taxaddar) ka dib saacado ay ku jirtay gacanta ciidanka. Faadumo Yuusuf, oo u warantay…
1 daqiiqo Sheeko:War Taliyaha ciidanka xoooga dalka oo ka warbixiyey dhismaha ciidanka qalabka sida Taliyaha ciidanka xoooga dalka General Dahir Adan Cilmi Indha-qarshe, oo manta la hadlay warbaahinta ayaa ka warbixiyay xaaladda uu ku sugan yahay ciidanka Soomaaliya. Taliayaha ayaa sheegay iney muddo sannad ah ku…
1 daqiiqo Sheeko:War Mareykanka oo soo dhaweeyay heshiiska Ximan iyo Xeeb ay ugu biirtay maamulka gobollada dhexe Ku simaha Ergeyga Gaarka ah ee Dowlada Maraykanka u qaabilsan Arrimaha Soomaaliya Brian H.Phipps ayaa soo dhaweeyey ku biiritanka maamulka Ximan iyo Xeeb ay ku soo biirtay heshiiskii bishii Luulyo…
2 daqiiqo Sheeko:War Muqdisho:In ka badan 350 arday oo u fariistay imtixaanka deeqo waxbarasho Waxaa maanta magaalada Muqdisho u fariistay imtixaanka deeqaha waxbarasho ee ay dowlada Soomaaliya ka heshey wadamada Sudan iyo Yeman Arday kor u dhaafaysa 350 arday. Masuuliyiinta wasaaradda hidaha iyo tacliinta…
1 daqiiqo Sheeko:War Golaha Wasiirada Soomaaliya oo meel mariyay hindise sharciyeedka hubka wax dila Golaha wasiirada Xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa maanta waxay gaareen go’aan muhiim ah kadib kulan ay ku yeesheen magaalada Muqdisho. Golaha Wasiirada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo maanta isugu yimid kulankoodii caadiga…
2 daqiiqo Sheeko:War Xil.Cabdi Barre: Way ku saxsantahay Puntland xiriirka ay u jartay DFS Xildhibaanadii gaaray magaalada Garoowe ayaa ka dhawaajiyay in maamulka Puntland ay ku saxantahay go’aanka ay xariirka ugu jartay dowladda federaalka ee Soomaaliya. Xildhibaan Cabdi Barre oo ka mid ah mudanayaashaasi…
1 daqiiqo Sheeko:War QM oo taageertay heshiiska maamulka Ximan iyo Xeeb uu saxiixay Ergeyga Qaramada midoobey u qaabilsan Soomaaliya danjire Nicholas Kay ayaa soo dhoweeyay go’aanka uu qaatay maamulka Ximan iyo Xeeb ee uu ku saxiixay dhisidda maamul loo sameeyo Galgaduud iyo Mudug.…
2 daqiiqo Sheeko:War Gabar Wariye ah oo lagu xiray magaalada Garoowe Wararka aan ka heleyno magaalada Garoowe ee Xarunta Gobalka Nugaal ayaa sheegaya in xalay saqdii dhexe gurigeeda lagala baxay Gabar Wariye ah oo sugneyd magaaladaas. Gabarta Wariyaha ee Gurigeeda lagala…
3 daqiiqo Sheeko:War RW Cabdiweli oo bogaadiyey go'aankii ay Ximan iyo Xeeb ugu biirtay heshiishka gobollada dhexe Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed ayaa bogaadiyey go’aanka Maamulka Ximan iyo Xeeb ugu soo biiray Heshiishka Maamul-u-samaynta Gobollada Dhexe ee Soomaaliya oo ay garwadeen ka…