5 daqiiqo Sheeko:Dalka 16ka Oktoobar 2014 maalinta cunnada adduunka (WAR SAXAAFADEED) MUQDISHO/NAIROBI -Ayada oo ay jiraan xaalado dagdag ah oo gaajo oo dhowr ah – oo qaarna dabiici yihiin qaarna dadku ay sababeen – ayaa WFP waxay u dabbaal dageysaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xasan Sheekh oo Elyzee Palace kula kulmay François Hollande Madaxweynaha Faransiiska François Hollande ayaa maanta xarunta Madaxtoooyada ee Faransiiska ee Elyzee Palace si diirran ugu soo dhoweeyay Madaxweynaha Xasan Shiikh Maxamuud oo booqasho ku jooga dalka Faransiiska iskaashiga labada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka War deg deg ah: Barxadda Hooyooyinka oo qarax ka dhacay iyo khasaare goobta ka dhashay Qaraxa ayaa lagusoo waramayaa in goor-dhow ka dhacay Barxadda Hooyooyinka, xaafadda Xamar-weyne ee magaalada Muqdishu. Qof Goobjooge ah ayaa idaacadda Goobjoog u sheegay in dad badan ku waxyeeloobeen goobta qaraxu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shir looga hadlay maalgashiga Somaliland oo maanta lagu soo gabagabeeyay London Magaalada London waxa maanta lagu soo gabagabeeyay shir Caalami ah oo diirada lagu saaray maal gashiga iyo ganacsiga Somaliland kaas oo ay goob joog ka yihiin madaxwayne Axmed Maxamed Siilaanyo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamullada gobollada dhexe oo si wada jir ah uga hor yimid heshiiskii shalay lagu gaaray Garoowe Maamullada ayaa kala ah: Galmudug, Ximan & Xeeb iyo Ahlusunna Waljamaaca. War saxaafadeed maanta ay soo saareen ayey ku sheegeen maamulladan in heshiiskii Garoowe ay wada gaareen labo dowladood oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maraykanka oo ka digay qaraxyo ka dhaca Addis Ababa Warbixin ka soo baxday safaarada Maraykanka ee magaalada Addis ababa ayaa sheegaysa in dowladda Maraykanka wal wal ay ka muujisay warar ay heshay oo tilmaamaya in weeraro ay doonayaa xarakada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka DEG-DEG: Gaari walxaha qarxa lagu xiray oo ku qarxay waqooyiga Muqdisho War goor dhow soo gaaray war qabadka Goobjoog FM ayaa sheegaya in labo qof ay ku geeriyoodeen isla markaana lix kale ay ku dhaawacmeen kadib markii gaari lagu xiray walxaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Midowga Afrika oo soo dhoweeyay heshiiska dhex maray dowladda iyo maamulka Puntland Midowga Afrika ayaa si diiran u soo dhoweeyay heshiiskii shalay magaalada Garoowe ay ku kala saxiixdeen dowladda federaalka Soomaaliya iyo maamulka Puntland. Wakiilka gaarka ah ee Midowga Afrika u qaabilsan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qof ku geeriyooday rasaas ay koox hubeysan ku furtay baabuur marayay meel u dhow Afgooye Inta la xqiijiyay hal qof ayaa ku geeriyooday labo kalena waa ay ku dhaawacmeen kadib markii koox hubaysan ay rasaas ku fureen gaari kuwa xamuulka qaada oo marayay meel u…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qoysaska ag degan hareeraha webiga Shabeelle oo qatar ugu jira fatahaada webiga Wax garadka degmada Afgooye ayaa sheegay in xaalad qatar ah ay ku suganyihiin qoysaska ku nool hareeraha webiga Shabeelle ee mara gobolka Shabeellaha hoose. Guddoomiyaha iskaashatada beeralayda gobolka Shabeellaha hoose…