1 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso qodobada heshiiska dhex maray dowladda Federaalka iyo maamulka Puntland Akhristayaasha sharafta leh waxaan halkan idin kugu soo gudbinaynaa heshiiska maanta Garoowe ay ku kala saxiixdeen dowladda Federaalka Soomaaliya oo dhameystiran:
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xukuumadda Soomaaliya oo soo dhoweysay heshiiska ay gaareen dowladda dhexe iyo Puntland Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed ayaa soo dhoweeyay heshiiskii taariikhiga ahaa ee maanta ay kala saxiixdeen dowladda dhexe iyo maamulka Puntland, wuxuuna ku tilmaamay heshiiska…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Faahfaahin ku saabsan qodobada ay ku heshiiyeen dowladda iyo maamulka Puntland (Dhageyso) Heshiiska maanta oo talaado ah Garoowe ay ku kala saxiixdeen dowladda Federaalka iyo maamulka Puntland oo ka kooban 12 qodob ayaa lagu tilmaamay in uu noqonayo mid soo af jara…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Urur goboleedka IGAD oo ku tilmaamay heshiiska Garoowe mid taariikhi ah Urur goboleedka IGAD ayaa soo dhoweeyay heshiiska maanta magaalada Garoowe ay ku gaareen ra’iisal wasaaraha xukuumadda Federaalka Cabdiweli Sheekh Axmed iyo madaxwaynaha maamulka Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas. Wakiilka urur…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Qaramada midoobey oo soo dhoweysay heshiiska dowladda iyo maamulka Puntland Ergayga gaarka ah ee xoghayaha qaramada midoobey u qaabilsan Soomaaliya Nichalos Kay ayaa soo dhoweeyay natiijadda ka soo baxday wada hadalka u dhaxeeya dowladda Federaalka Somalia iyo maamulka Puntand kaas…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka DEG-DEG: Ra’iisal wasaaraha dalka iyo madaxwaynaha maamulka Puntland oo heshiis kala saxiixday War goor dhow naga soo gaaray magaalada Garowe ayaa sheegaya in heshiis ay si wada jir ah u saxiixeen ra’iisal wasaaraha xukuumadda federaalka mudane Cabdiweli Sheekh Axmed iyo madaxwaynaha maamulka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Garoowe:Wada hadallada dowladda iyo maamulka Puntland oo maanta la soo gabagabeynayo Waxaa maanta lagu wadaa in la soo gaba gabeeyo wada hadallada magaalada Garowe uga soconayay wafdigii dowladda Federaalka iyo maamulka Puntland. Wararka ka imaanaya Garoowe ayaa sheegaya in kulan gaar…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Mid ka mid ah la taliyaasha madaxwayne Xasan Sheekh oo lala xiriiriyay Al-shabaab Kooxda daba galka xayiraada hubka ee saaran Soomaaliya iyo Ereteria (UN Monitoring group) ee hoos yimaada qaramada midoobay ayaa ku eedeeyay mid ka mid ah la taliyaasha madaxwaynaha dowladda Federaalka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Bandow xalay ka dhaqan galay Kismaayo Bandow lagu soo rogay magaalada Kismaayo ayaa xalay ka dhaqan galay magaaladaasi iyada oo howl gal ay sameeyeen ciidamada amniga ee maamulka ku-meel gaarka Jubba dad badan lagu soo qab…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Hiiraan: 30 ka tirsan dagaalyahanada Al-shabaab oo isku dhiibay dowladda (Dhageyso) Ku dhowaad 30 dagaalyahan oo ka tirsanaa Xarakada Al-Shabaab ayaa saacadihii la soo dhaafay iska dhiibay gobolka Hiiraan. Abaanduulaha ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya ee gobolka Hiiraan gaashaanle sare Cabdullaahi Barre…