1 daqiiqo Sheeko:Dalka Odayaasha Beledweyne oo ku gacan seeray guddi xukuumadda ay u xil saartay colaada Deefow Qaar ka tirsan odayaasha beelihii dhowaan ku dagaalamay gobolka Hiiraan ayaa ka digay in guddiga wasiirada ah ee Xukuumadda Soomaaliya u xil saartay xalinta dagaalka gobolkaasi ay tagaan magaalada Beledweyne.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Burundi oo guddi baara eedeymaha loo jeediyay AMISOM u soo direysa Soomaaliya Dowladda Burundi ayaa ballan qaaday in ay Soomaaliya u soo direyso guddi qeyb ka qaata baaritaanada ay wado dowlada Soomaaliya taas oo looga shaqeynayo tacadiyada lagu eedeeyay inay geysteen ciidamada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Gaas: Puntland oo kaliya ayaa lagu casuumay ka qeybgalka shirka maalgashiga Afrika Madaxweynaha Maamul Goboleed Puntland C/wali Max’ed Cali Gaas ayaa maanta ka amba baxay magaalada Garoowe ee xarunta Gobalka Nugaal isaga oo ku sii jeeda dalalka Ingiriiska iyo Itoobiya. Madaxweyne Gaas…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Gaas oo maanta dhagax dhigay laami cusub oo Garoowe laga hirgalinayo Madaxweynaha Puntlad C/wali Gaas ayaa maanta dhagax dhigay wadada isku xirta magalada Garowe iyo madaxtooyadda oo loo qorsheeyay in laamiga laga dhigo, maadama ay adag tahay in gaadiidka ay maraan.…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Mareykanka waxa uu soo dhoweeyay heshiiska dhex maray dowladda iyo maamulka Puntland Wakiilka dowladda Mareykanka u qaabilsan Soomaaliya James P. McAnulty waxa uu soo dhoweynayaa heshiiskii taariikhigaa ahaa ee 14kii October lagu saxiixay magaalada Garowe, kaas oo u dhaxeeyey dowladda federaalka ah…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxwaynaha Soomaaliya oo kulan la yeeshay dhigiisa Faransiiska Madaxwaynaha Faransiiska François Hollande ayaa gelinkii dambe ee shalay xarunta madaxtoooyada ee Jamhuriyadda Faransiiska si diirran ugu soo dhoweeyay madaxwaynaha Soomaaliya mudane Xasan Shiikh Maxamuud. Labada madaxwayne waxay ka wada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Cali Seeko: Baaritaan baan ku haynaa qaraxii xalay (Dhageyso) Maamulka gobolka Banaadir ayaa sheegay in baaritaan lagu hayo kooxdii fuliyay qaraxii xalay ka dhacay Muqdisho. Afhayeenka maamulka gobolka Banaadir Cali Maxamuud Faarax (Cali Seeko) oo warbaahinta la hadlay ayaa…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya oo Bujumbura kula kulmay madaxwaynaha Burundi Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed ayaa magaalada Bujumbura kula kulmay Madaxweynaha dalka Burundi, Mudane Pierre Nkurunziza, Madaxweyne ku-xigeenka, Mudane Prosper Bazombanza iyo xubno ka tirsan Xukuumadda oo ay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Xukuumada Soomaaliya oo gudi heer wasiiro u magacawday xalinta dagaal beeleedyada ka jira gobolka Hiiraan Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa guddi heer wasiirro ah u magacowday colaadaha iyo dagaal beeleedyada ka jira deegaanka Deefow ee gobolka Hiiraan, waxana ay Xukuumaddu ugu baaqday kooxaha uu khilaafku ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka faahfaahin ku saabsan khasaaraha ka dhashay qaraxii xalay ka dhacay Muqdisho Inta la xaqiijiyay 6 ruux ayaa ku dhimatay tiro kalena way ku dhaawacmeen qarax loo adeegsaday gaari laga soo buuxiyay walxaha qarxa oo ka dhacay nawaaxiga guriga hooyooyinka ee Muqdisho.…