1 daqiiqo Sheeko:War 30 qof oo lagu soo qabtay howlgal Maamulka KMG Jubba uu ka sameeyay Jubbada hoose Saraakiisha maamulka kumeelgaarka Jubba ee gobalka Jubbada Hoose ayaa sheegay in howlgalladii ugu dambeeyay ee magaalada ka dhacay lagu soo qab-qabtay dad ka badan 30 qof. Korneyl Cabdifitaax Macalin oo…
1 daqiiqo Sheeko:War Maamulka Ximan iyo xeeb oo saxiixay heshiiska maamul u sameynta gobollada Dhexe (Sawirro) [huge_it_slider id=”49″] Maamulka Ximan iyo xeeb ayaa sheegay inay u diyaar garoobeen Marti gelinta shirka lagu dhisayo Maamul Goboleedka Gobollada dhexe ee Soomaaliya. Madaxweynaha Maamulkaasi Cabdullaahi Maxamed Cali Baarleex ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:War Duqa Muqdisho oo safar ugu kicitimay dalal ka tirsan Yurub Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho ayaa waxa uu maanta u amba baxay Magaalada Istanbul ee dalka Turkiga. Jeneral Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) ayaa safar saf mareen ah…
1 daqiiqo Sheeko:War Booliska Kenya oo gacanta ku dhigay sarkaal ka tirsan Al-shabaab Ciidamada ammaanka dalka Kenya ayaa gacanta ku dhigay sarkaal ka tirsan xarakada Al-shabaab sida ay saraakiisha nabad sugidda Kenya u sheegeen warbaahinta BBC-da. Booliska ayaa sheegay in ruuxa la qabtay…
1 daqiiqo Sheeko:War Mareykanka oo $33 Bilyan ugu deeqay qaarada Africa Madaxweynaha Mareykanka Brack Obama ayaa ku dhawaaqay in dowladiisu ay lacag 33 bilyan ah ay ugu deeqday qaaradda Africa ,iyadoo ay jirto in Mareykanku uu loolan kula jiro Midowga Yurub…
1 daqiiqo Sheeko:War Agaasime cusub oo loo magacaabay Telefishinka Puntland Madaxweynaha maamulka Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa Digreeto Numberkeedi Yahay LR.109 waxa uu ku magaacabay Agaasimaha Guud ee TV-ga iyo Raadiyaha Puntland C/fitaax Nuur Axmed (Ashkir) isagoo xilka ka…
2 daqiiqo Sheeko:War Madaxweyne Obama oo casho sharaf u sameeyay dhigiisa Soomaaliya Madaxweynaha Maraykanka Barack Obama ayaaa aqalka cad ee Mareykanka ee magaalada Washington casho sharaf ugu sameeyay madaxda ka qeyb galeysa shirka Afrika iyo Mareykanka oo lagu wado in maanta oo…
2 daqiiqo Sheeko:War Madaxweyne Xasan: Howlgal ka dhan Al-shabaab ayaa bilaabanaya maalmaha soo socda Madaxwaynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegay in ay dejiyeen qoreshe cusub oo militiri oo Dowladiisu ay kula dagaalamayso xarakada Al-Shabaab. Madaxwayne Xasan Shiikkh Maxamuud waxa uu sheegay in Ciidamada Dowlada…
1 daqiiqo Sheeko:War Xaalada Bardaale oo saaka degan kadib dagaal shalay ka dhacay Faahfaahinno dheeraad ah ayaa ka soo baxaya saaka dagaallo shalay ciidamada dowladda federaalka Soomaaliya iyo kuwa xarakada Al-shabaab ku dhex maray deegaanno ka mid ah gobalka Baay. Dagaalladani oo ka…
1 daqiiqo Sheeko:War Garoowe: Teleefishinka Puntland oo maanta dib u bilaabaya howlihiisa Madaxda Telefishanka Puntland Xafiiska Magaalada Garoowe ayaa sheegay in howsha Tv-ga qayb ka mid ah ay ka socotay Magaalada London oo uu ku yaallo Xafiiskiisa ugu wayn. Shaqaalaha Telefishanka ayaa…