2 daqiiqo Sheeko:War Guddoomiye Jawaari oo ka war bixiyay safar uu ku tagay Norway Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari oo uu wehliyo guddoomiye ku-xigeenka labaad ee baarlamaanka Mudane Mahad Cabdalla Cawad ayaa maanta dib ugu soo laabtay dalka…
1 daqiiqo Sheeko:War Khaliif Ereg: "Hubka aan xalay qabanay waxaa loo waday Al-shabaab" Wasiirka amniga qaranka xukuumadda federaalka Soomaaliya Khaliif Axmed Ereg ayaa sheegay in hay’adaha sirdoonku soo gudbiyeen xogta hub xalay laga helay guri uu deganaa sarkaal ka tirsan mileteriga dowladda federaalka…
2 daqiiqo Sheeko:War Ra'iisal wasaare Cabdiweli oo ka hadlay howlgal lagu soo qabtay hub daban Ra’iisal wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane Cabdiweli Sheekh Axmed ayaa ugu hambalyeeyay ciidamada amniga howlgal ay xalay ku soo qabteen hub fara badan, isagoo xusay in howl galkani uu sii…
1 daqiiqo Sheeko:War Haween ku geeriyooday qarax saaka ka dhacay Muqdisho War goor dhow soo gaaray war qabadka Goobjoog FM ayaa sheegaya in qarax miino uu saaka ka dhacay degmada Hodan ee magaalada Muqdisho. Qaraxa ayaa ka dhacay goob ay howlo…
2 daqiiqo Sheeko:War Wasaaradda amniga Soomaaliya oo ka hadashay hub ay xalay gacanta ku dhigtay Inta la ogyahay afar qof ayaa ku geeriyooday is rasaaseen culus oo xalay ciidamo ka wada tirsan dowladda federaalka Soomaaliya ku dhex maray xaafadda Buulo-xuubeey ee degmada Wadajir. Iska hor…
2 daqiiqo Sheeko:War Maxkamada sare ee ciidamada qalabka sida oo dil ku fulisay saddex ka tirsan Al-shabaab Maxkamada sare ciidamada qalabka sida ee dowladda federaalka Soomaaliya ayaa saaka Magaalada Muqdisho dil ku fulisay sadex qof oo ay ku heshay eedeymo la xiriira inay qeyb ka yihiin Al-Shabaab,…
1 daqiiqo Sheeko:War Rasaas culus oo haatan laga maqlayo qeybo ka tirsan Muqdisho Rasaas xoogan iyo dhawaqa hub culus ayaa xilligaani laga maqlaaya qeybo ka tirsan magaalada Muqdisho. Rasaasta oo u muuqata iska hor imaad u dhexeeya laba dhinac ayaa ka dhaceysa Xaafadda…
2 daqiiqo Sheeko:War Cali Seeko: Halaga qeyb qaato dib u dhiska xarunta Fiisha gufeerno Ururka Iskaashatooyinka Soomaaliyeed ee marka magacooda la soo gaabiyo loo yaqaan UDHIS ayaa maanta agab dhismo gaarsiiyay xarunta dowladda Hoose ee Xamar halkaasi oo ay ka socoto howlo dib loogu…
2 daqiiqo Sheeko:War Madaxweyne Xasan Sheekh oo baaq u diray dhalinyarada Soomaaliyeed Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka ee Somaliya, Mudane Xasan Shiikh Maxamuud, ayaa sheegay in ay Dowladdiisu mudnaan weyn siineyso dhallinyarada oo uu ku tilmaamay in ay yihiin cudud aan looga maarmin nabadeynta,…
2 daqiiqo Sheeko:War Xildhibaano ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya oo gaaray Garoowe Wafdi xildhibaano ah oo ka socda baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa maanta gaaray magaalada Garoowe ee xarunta maamulka Puntland. Xildhibaanadan oo gaaraya todobo mudane ayaa ka kala yimid magaalooyinka Muqdisho iyo…