1 daqiiqo Sheeko:War Dabley hubeysan oo Muqdisho ku dishay Xildhibaan Saado Cali Warsame Dabley hubeysan ayaa goor dhaw waxey magaalada Muqdisho ku dileen xildhibaanad saada cali warsame oo ka mid aheyd mudanayaasha baarlamaanka federaalka ee soomaaliya, rag ku hubeysan qoryaha AK47 oo saarnaa…
1 daqiiqo Sheeko:War Xarakada Al-shabaab oo maanta Diinsoor ku toogatay gabar ay ku eedeeyeen basaasnimo Xarakadda Al-Shabaab ayaa Maanta meel fagaare ah oo ku taalla Degmada Diinsoor ee gobolka Baay ku toogtay gabar 14-sana jir ah oo ay ku eedeyeen in Dowladda Federaalka basaas…
1 daqiiqo Sheeko:War Xukuumadda Soomaaliya oo ammaantay kaalinta Turkiga ee Soomaaliya Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa ku ammaantay dalka Turkiga kaalintii uu ka cayaaray dib u dhiska dalka, gaar ahaan Magaalada Muqdisho. Hadalkan waxaa Maanta oo Arbaca ah Saxaafadda siiyay wasiirka Arrimaha…
2 daqiiqo Sheeko:War Madaxweyne Xasan: “Waxaa nagu waajib ah ilaalinta biyaha Soomaaliya”. [huge_it_slider id=”33″] Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa khudbadii shalay uu ka jeediyay xiritaankii kalfadhigii 4-aad ee baarlamaanka ku soo hadal qaaday warqad qoraal ah oo ay Dowladda Federaalka Soomaaliya u…
1 daqiiqo Sheeko:War Maamulka gobolka Banaadir oo ku baaqay ka qeyb galka dhismaha xarunta Fiisha Gufeyrno Maamulka gobalka Banaadir ayaa ka dalbaday ganacsatada iyo dhammaan shacabka Soomaaliyeed inay si hagar la’aan ah uga qeyb qaataan dhismaha xarunta Fiisha Guweyrno ee magaalada Muqdisho. Afhayeenka maamulka Cali Aadan…
1 daqiiqo Sheeko:War Taliska ciidamada DS ee Bakool oo ka hadlay saraakiil ka soo goostay Al-shabaab Taliska ciidamada xooga dalka ee gobalka Bakool ayaa sheegay in gacmo furan ay kusoo dhaweyn doonaan cid walba oo ka baxda Al-shabaab kuna biirta dowladda Federaalka ee Soomaaliya. Cabdiraxmaan Maxamed…
1 daqiiqo Sheeko:War Xasan Sheekh: Soomaaliya weli uma qaabeysna nidaamka federaalka Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya weli aanay u qaabeesaneen nidaamka, Shuruucda iyo Tiirarka Federaalka loogu tala galay in lagu dhiso. Madaxweynaha ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:War Qoysas noloshoodu liidato oo deeq afur ah loogu qeybiyay Muqdisho Bisha Cas ee dowlada Imaaraadka Carabta ayaa maanta Qoysas iskugu jira Barakacayaal iyo kuwa danyar ah u qaybisay Raashin afurin ah, kuwaasi oo ku dhaqan xeryo ku yaalla degmooyin dhowra oo ka tirsan magaalada…
2 daqiiqo Sheeko:War Masuul ka tirsan Puntland oo maanta shil gaari ku geeriyooday Waxaa maanta shil gaari ku geeriyooday guddoomiye ku xigeenkii hore ee Degmada Gaalkacyo xilli uu ku sii jeeday magaalada Gaalkacyo. Cabdi Cismaan Faarax (Ciiro) ayaa ka mid ahaa Xildhibaanada Cusub…
2 daqiiqo Sheeko:War Barakacayaal raashin afur ah loogu qeybiyay Muqdisho Hay’adda Bisha Cas ee Imaaraadka Carabta ayaa galabta qoysas isugu jira Barakacayaal iyo kuwa danyar ah u qaybisay deeq Afurin ah, kuwaasi oo ku nool xeryo ku yaalla degmooyin dhowra…