2 daqiiqo Sheeko:War Golaha Wasiirrada oo isku raacay in la yareeyo Safaaradaha Soomaaliya ee dibedda Golaha Wasiirada Xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa Isku Raacay in dib u habeyn lagu sameeyo Safaaradaha Dowladda federaalka Soomaaliya ay ku leedahay wadamada Caalamka. Arrintan waxaa soo jeediyay wasiirka arrimaha dibedda…
2 daqiiqo Sheeko:War R.W Cabdiweli oo ammaanay kaalinta Imaaradka Carabta ee u gargaarida soomaalida [huge_it_slider id=”37″] Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed, ayaa maanta ka guddoomay dowladda Isutagga Imaaraadka Carabta deeq raashin ah oo loogu talagalay in lagu caawiyo dadka…
1 daqiiqo Sheeko:War Masuul ka tirsanaan jiray Xisbul Islaam oo lagu dilay Muqdisho Axmed Laashin oo mar ka tirsanaa Ururkii Xisbul Islaam ayaa Maanta lagu toogtay Degmada Yaqshiid ee Magaalada Muqdisho. Koox hubaysan oo aan haybtooda la garanayn ayaa Axmed Laashin waxa ay…
1 daqiiqo Sheeko:War Askar ku dhimatay shil gaari oo ka dhacay Garoowe Laba askari ayaa ku dhimatay 11 kalena waa ay ku dhaawacmeen shil gaari oo Maanta ka dhacay Magaalada Garoowe ee Xarunta Maamulka Puntland. Askarta ku dhaawacmay shilkan ayaa xilligan lagula…
1 daqiiqo Sheeko:War Guddoomiyaha degmada Cabdicasiis oo ka hadlay dan yar loo qeybiyay dhar ay ku ciidan [huge_it_slider id=”36″] Guddoomiyha Degmadda Cabdicasiis ee Gobalkan Banaadir Cismaan Muxudiin Cali ayaa faafaahin ka bixiyay 500 qoys oo ku nool Degmada uu guddoomiyha u yahay oo maanta la gaarsiiyay Deeq…
1 daqiiqo Sheeko:War Dagaal beeleed mar kale dib uga qarxay deegaano ka tirsan Shabeellaha hoose Dagaal u dhaxeeya Maleeshiyo Beeleed ayaa Maanta mar kale ka dhacay Deegaano dhowr ah oo ka tirsan Gobolka Shabeellaha Hoose. Dagaladan waxa ay ka dhaceen Deegaanada Nambar 50, Ceel wareegow,…
1 daqiiqo Sheeko:War Wasiirka arrimaha gudaha Soomaaliya oo gaaray degmada Buulo-burde Wafdi uu hogaaminayo Wasiirka arrimaha gudaha iyo federaalka xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa maanta gaaray degmada Buulo-burde ee gobolka Hiiraan. Ujeedka booqashada Cabdullaahi Goodax Barre ee Buulo-burde ayaa lagu sheegay u…
1 daqiiqo Sheeko:War Xildhibaano ka tirsan baalamaanka dalka oo maanta gaaray degmada Cabuudwaaq Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa Maanta gaaray Degmada Caabudwaaq ee gobolka Galgaduud si ay uga qayb qaataan Nabadaynta maleeshiyo beeleed dhawaan ku dagaalamay degmadaasi. Xildhibaanadan waxaa kulankooda ku…
1 daqiiqo Sheeko:War Cali Seeko: Waxaa naga go’an xaqiijinta ammaanka gobolka Banaadir Maamulka Gobolka Banaadir ayaa sheegay in ay ka go’antahay xaqiijinta ammaanka Degmooyinka uu ka koobanyahay Gobolka Banaadir si dadku ay ugu noolaadaan xaalad nabad galyo. Afhahyeenka Maamulka Gobolka Banaadir Cali…
1 daqiiqo Sheeko:War Caruur dan yar ah oo ka cabanaya inaysan haysan dhar ay ku ciidaan Xilli waqti aad u kooban ay inooga harsan tahay Maalinta ciidul Fidriga ayaa caruurta ka soo jeeda Qoysaska dan yarta ee ku nool Xeryaha Barakacyaasha ee Magaalada Muqdisho ayaa ka cabanaya…