1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Ankara: Madaxwayne Erdogan oo maanta la caleema saarayo Waxaa maanta lagu wadaa in magaalada Ankara ee xarunta dalka Turkiga lagu caleema saaro madaxwaynaha cusub ee dalkaas mudane Rajab Dayib Erdogan oo bilowgii bishan ku guuleystay doorashadii madaxtinimo ee…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhuxulow: Way wanaagsan tahay xaaladda suxufiyiinta xiran ee idaacadaha SHabeelle iyo SKY Wasaarada warfaafinta xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in ay aad u wanaagsan tahay xaalada suxufiyiin ka tirsan idaacadaha SHabeelle iyo SKY oo ku xiran magaalada Muqdisho. Wasiirka warfaafinta Soomaaliya Mustaf…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Kornayl Barre Hiiraale oo ogolaaday ka qayb galka shirka maamulka KMG Jubba Maamulka KMG Jubba ayaa sheegay in maalmaha soo aadan magaalada Kismaayo ee gobolka Jubada Hoose uu gaari doono Barre Aadan SHire (Hiiraale) kadib dhex-dhexaadin ay sameeyeen wafdi ka socda xukuumadda…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Boosaaso:Puntland oo xukunno dil iyo xarig ah ku riday eedeysanayaal Maxkamada ciidadamada qalabka sida ee maamulka Puntland ayaa xukun dil iyo xarig ah ku riday dambiilayaal lagu helay dambiyadii lagu soo eedeeyay. Shan qof oo ay ku jiraan Ciidamo ka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamo ka socda Ethiopia oo ka soo gudbay xadka Soomaaliya Ciidamo Itoobiyaan ah oo aad u tira badan ayaa lagu soo waramayaa in ay maanta ka soo gudbeen xadka ay wadaagaan dalalka Soomaaliya iyo Ethiopia. Ciidamadan ayaa 24-kii saac ee…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Danjiraha Ingiriiska ee Soomaaliya oo Baydhabo kulamo kula leh odayaasha dhaqanka Danjiraha dowladda Ingiriiska ee Soomaaliya oo shalay gaaray magaalada Baydhabo ayaa kulamo kula leh halkaas wax garadka iyo odayaasha dhaqanka gobolka. Danjire Neil Wigan ayaa kala hadlaya dhinacyada uu shirarka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Khaatumo oo beeniyay in lagala wareegay deegaanka Saax-dheer Maamulka Khaatumo ayaa beeniyay in ay ka baxeen deegaanka saax-dheer ee gobolka Sool halkaasi oo la sheegay in ay dagaal kula wareegeen ciidamo ka tirsan maamulka Somaliland. Gudoomiyaha Barlamaanka maamulkaasi…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kismaayo :Wasiiro ka tirsan xukuumadda Soomaaliya oo la shiray beelaha dega Jubbooyinka iyo Gedo Wasiiradii ay dowladda Federaalka Soomaaliya u dirtay magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada hoose ayaa kulamo la qaatay xubno matalaya beelaha wada daga gobolada Jubbooyinka iyo Gedo. Gudoomiyaha guddiga dib…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Somaliland oo dagaal kula wareegay deegaanka Saax-dheer Ciidamada maamulka Somaliland ayaa dagaal kula wareegay deegaanka Saax-dheer ee gobolka Sool. Kornayl Maxamed Maxamud Dhuunkaal, Taliyaha ciidamada maamulka Somaliland ee weerarka ku qaaday deegaanka Saax-dheer ee gobolka Sool oo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Abaanduulaha milateriga Soomaaliya oo sheegay in ay furayaan wadooyinka u xiran Al-shabaab Abaanduulaha ciidamada milateriga dowladda Federaalka Soomaaliya Cabdirisaaq Khaliiif Cilmi oo warbaahinta kula hadlay magaalada muqdisho ayaa shegay in hawl galka loogu magac daray (Indian ocean) uu xal u yahay wadooyinka…