1 daqiiqo Sheeko:War Maamulka lixda gobol oo sheegay in ay diyaar u yihiin wada hadal Maamulka lixda gobal ayaa sheegay in ay diyaar u yihiin wada hadal ay la galaan dowladda Federaalka Soomaaliya si loo dhameeyo khilaafka ka taagan maamulada is bar bar socda ee…
1 daqiiqo Sheeko:War Dhaqdhaqaaga ganacsiga suuqa Bakaaraha oo hakad ku jira maalintii labaad Waxaa maalintii labaad hakad ku jira dhaq dhaqaaqa ganacsiga ee Suuqa Bakaaraha kadib markii ay ganacsatada suuqaasi cabasho ka muujiyeen qiimaha canshuuraha dowladda. Mid ka mid ah ganacsatada Suuqa Bakaaraha…
1 daqiiqo Sheeko:War Xukuumadda Soomaaliya oo ka digtay iibsashada dhulka dowladda Hogaanka hay’adaha amniga dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ka digay iibsashada xarumaha ciidamada boolisku ay ku leeyihiin degmooyinka iyo gobolada dalka Soomaaliya. Afhayeenka hay’adaha ammaanka ee dowladda Qaasim Axmed Rooble oo…
1 daqiiqo Sheeko:War Ciidamada dowladda iyo AMISOM oo la wareegay degmada Tiyeegloow Ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa howlgalka midowga Afrika AMISOM ayaa maanta la wareegay gacan ku haynta degmada Tiyeegloow ee gobolka Bakool. Taliyaha ciidamada milateriga dowladda ee Bakool Kornayl Cismaan…
1 daqiiqo Sheeko:War Dibad bax looga soo hor jeedo RW Cabdiweli oo ka dhacay Baydhabo Wararka naga soo gaaraya magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay ayaa sheegaya in halkaas uu ka socdo dibad bax ballaaran oo ay sameynayaan qaar ka tisan dadka magaalada. Ujeedka mudaaharaadka…
1 daqiiqo Sheeko:War ku dhowaad 20 meyadad hor leh oo laga helay xeebaha Talyaaniga Meydadka 18 ruux ayaa laga helay biyaha u dhaxeeya libya iyo Italy sida ay baahiyeen warbaahinta gudaha ee Talyaaniga,waxayna meydadku u badanyihiin muwaadiniin ka soo jeeda wadamada Soomaaliya iyo Eretria.…
2 daqiiqo Sheeko:War Beeralayda SHabeellaha hoose oo ka cabanaya isbaarooyin xad dhaaf ah Meelo badan oo ka mid ah gobolka SHabeelaha hoose waxaa ka taagan caqabadaha la xiriira dhinaca isbaarooyinka taas oo saameyn weyn ku yeelatay hab sami u socodkii dadka iyo gaadiidka…
1 daqiiqo Sheeko:War Kismaayo:Taliyaha nabad sugidda maamulka KMG Jubba oo la dhaawacay Wararka naga soo gaaraya magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada hoose ayaa sheegaya in xalay gdaha Kismaayo lagu dhaawacay taliyaha nabad sugida maamulka KMG Jubba Gaboobe Xasan Barre. Taliyaha ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:War Xalinta khilaaf soo dhex galay maamulka Hiiraan oo laga wado Beledweyn Xildhibaano ka tirsan Barlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa magaalada Beledweyn ka wada dadaalo lagu dhex dhexaadinayo maamulka degmada Baladweyn oo khilaaf uu soo kala dhex galay. Guddoomiye ku xigeenka magaalada Beledweyn…
1 daqiiqo Sheeko:War Heshiisiinta beelo wada dagaalamay oo ka socota Kismaayo Dadaalo lagu heshiisiinayo beelaha wada daga gobolada Jubbooyinka ayaa ka socda magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada hoose. Cumar Buraale Axmed oo ka mid ah siyaasiyiinta ka soo jeeda gobolada…