2 daqiiqo Sheeko:War Duqa magaalada Muqdisho oo la kulmay dhigiisa Stockholm Guddoomiyaha gobolka Banaadir, ahna duqa magaalada Muqdisho Jen. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) ayaa magaalada Stockholm ee dalka Sweden kula kulmay duqa Magaalada Stockhom Sten Roland Nordin. Labada Duq Magaalo ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:War Saraakiisha dowladda ee Gedo oo sheegay in ay ku sii jeedaan Baar-dheere Taliska ciidamada dowladda federaalka Soomaaliya ee gobolka Gedo ayaa sheegay in goor dhow uu bilaabanayo wajigii labaad ee dagaalka ay kula jiraan xarakada Al-Shabaab. Kornayl Cismaan Nuux Xaaji oo ka…
1 daqiiqo Sheeko:War Heshiis laga gaaray xiisad ka taagnayd Caabudwaaq Heshiis rasmi ah ayaa lagu soo waramayaa in laga gaaray dagaal beeleedkii dhowaan ka dhacay deegaano ka tirsan Gobolka Galgaduud. Kulan ballaaran oo lagu qabtay degmada Caabudwaaq ee gobolka Galgaduud…
1 daqiiqo Sheeko:War Madaxwaynaha Soomaaliya oo dib u howl geliyay Jaamacaddii Umadda Soomaaliyeed [huge_it_slider id=”54″] Guddiga Sare ee Jaamacadda Umadda Soomaaliyeed oo shalay gelinkii dambe kulmay ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqay furitaanka Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed. Kulankan oo uu shir-guddoon ka noqday maxadawaynaha…
1 daqiiqo Sheeko:War Cabdiweli Gaas oo kulan wada tashi la yeeshay xildhibaanada Puntland uga jira barlamaanka Federaalka Madaxweynaha maamulka Puntland, Cabdiweli Maxamed Cali “Gaas” iyo xildhibaanada ka soo jeeda deegaannada Puntland ee ku jira barlamaanka Federaalka ayaa maanta kulan ku yeeshay magaalada Garoowe ee xarunta maamulka Puntland.…
1 daqiiqo Sheeko:War Hakad ku yimid ganacsiga Soomaalida Koonfur Afrika Cabsida ay Soomaalidu ka qaban in la dhibaateyo lana boobo ganacsigooda ayaa sabab u noqday inay maalintii shanad xiran-yihiin goobaha ganacsatada Soomaalida ee magaalada Cape town. Dalka Koonfur Afrika ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:War Maamulka Gobolka Banaadir oo taageeray hawl galka hub ka dhigista Waxaa maanta lagu qabtay xarunta Dowladda Hoose ee magalaada Muqdisho shirkii toddobaadlaha ahaa ee Maamulka Gobolka Banaadir. Kulanka oo uu shir gudoominyay guddoomiye ku xigeenka Maamulka iyo Maaliyadda ahna Ku…
3 daqiiqo Sheeko:War Golaha wasiirada Soomaaliya oo ka hadlay howlgalada hub ka dhigista Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta kala galay golaha Wasiirrada ee Xukuumadda Soomaaliya kulan aan caadi ahayn oo ay ku yeesheen Muqdisho, kaasi oo diiradda lagu…
1 daqiiqo Sheeko:War Dooni Qaad u siday Kismaayo oo ku degtay Jasiirada Madhawaa Hal qof ayaa ku geeriyootay kadib markii dooni qaad (Jaad) siday ay kula quustay Jaziirada Madhawa ee gobolka Jubada Hoose. Doonidan oo siday qaad aad u fara badan ayaa ku…
1 daqiiqo Sheeko:War Wiil uu adeer u ahaa RW hore Soomaaliya oo lagu dilay Ciraaq Warar ay qoreen qaar ka tirsan wakaaladaha wararka ee dalka Canada ayaa sheegaya in dalka Ciraaq lagu dilay Faarax Maxamed Faarax Shirdoon oo ah nin Soomaali Canadian ah islamarkaana uu…