1 daqiiqo Sheeko:War Urur la dagaalamaya Qabyaaladda oo Muqdisho looga dhawaaqay Waxaa Maanta Oo Sabti Ah Magaalada Muqdiho Looga Dhawaaqay Urur La magac baxay La dagaalanka Qabyaalada Soomaaliya Oo La sheegay In Uusan Ahayn Urur Siyaasadeed, Balse Bulshada Laga Wacyi Gelinayo…
1 daqiiqo Sheeko:War Muqdisho:Laamaha ammaanka oo sheegay in tallaabo laga qaadayo hubka sharci darrada ah Afhayeenka laamaha ammaanka dowladda federaalka Soomaaliya Qaasim Axmed Rooble oo wareysi gaar ah siiyay Goobjoog FM aya sheegay in dhowaan la kala saari doono dadka ganacsatada iyo dadka hubka isku…
7 daqiiqo Sheeko:War Wax qabadka dowladda Soomaaliya ee todobaadkii hore oo la soo saaray Wasiirka Warfaafinta Mudane Mustafa Sheikh Ali Dhuhulow oo maanta Muqdisho kula hadlayey warbaahinta ayaa siiyey warbixinta horumarka Dowladda ee usbuucii la soo dhaafay. Wasiirka ayaa ka hadlay arrimo ay ka…
1 daqiiqo Sheeko:War Beeraleyda Shabeellaha hoose oo cabasho u gudbiyay xukuumadda Wasaaradda Beeraha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in Cabasho ay soo gudbiyeen Guddiga Beeraleyda Gobolka Shabeellaha hoose loo gudbiyay Wasaaradaha Gaashaandhigga iyo Amniga ee Xukuumadda federaalka Soomaaliya. Agaasimaha waaxda…
1 daqiiqo Sheeko:War Dagaal ciidanka dowladda iyo Al-shabaab xalay ku dhex maray Buulo-burte Wararka naga soo gaaraya degmada Buulo-burte ee gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in dagaal qaraar uu xalay ka dhacay halkaas. Dagaalka ayaa u dhaxeeyay xarakada Al-shabaab iyo ciidamada AMISOM iyo kuwa…
1 daqiiqo Sheeko:War RW Cabdiweli oo Cali Maxamuud Maxamed u magacaabay wasiirka caafimaadka Soomaaliya Ra’iisal Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane Cabdiweli Sheekh Axmed ayaa u magacaabay Cali Maxamuud Maxamed (Cali Xareed) wasiirka caafimaadka xukuumadda federaalka Soomaaliya. Lama sheegin sababaha Ra’iisal wasaare Cabdiweli Sheekh uu…
1 daqiiqo Sheeko:War Wasaaradda amniga oo sheegtay inay ka hor tagtay qaraxyo qorsheysan Wasaaradda Amniga ee Xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa shaaca ka qaaday in Hay’adaha ammaanka ee Dowladda federaalka Soomaaliya ay ka hor tageen dilal iyo qaraxyo qorsheysnaa oo la doonayay in laga…
1 daqiiqo Sheeko:War Qaramada Midoobay oo ka digeysa musiibo bini’aadannimo oo ka dhacda Soomaaliya Khuburro ka tirsan Qaramada Midoobay ayaa ka digay musiibo bini’aadannimo oo ka dhalata abaaro ka dhaca Soomaaliya hadii beesha caalamku aysan si degdeg ah looga hortagin. Bahame Tom, oo ah…
1 daqiiqo Sheeko:War Dowladda Soomaaliya iyo Mareykanka oo heshiis kala saxiixday Dowladaha Soomaliya iyo Mareykanka ayaa kala saxiixday heshiis lagu taageerayo ciidanka booliiska Soomaaliya sida ay gacan uga geystaan dadaallada sugidda ammaanka. Ergeyga gaarka ah ee Mareykanka u qaabilsan Soomaaliya, James…
1 daqiiqo Sheeko:War Boorama: nin sida dumarka u labisnaa oo la qabtay Ciidammada ammaanka ee magaalada Boorama ee xarunta gobolka Awdal ayaa shalay xiray nin u dhashay dalka Itoobiya oo xirnaa dharka dumarka, gaar ahaan indha-shareer iyo xijaab, xilli uu kusugnaa suuqa…