1 daqiiqo Sheeko:War QM oo taageertay heshiiska maamulka Ximan iyo Xeeb uu saxiixay Ergeyga Qaramada midoobey u qaabilsan Soomaaliya danjire Nicholas Kay ayaa soo dhoweeyay go’aanka uu qaatay maamulka Ximan iyo Xeeb ee uu ku saxiixay dhisidda maamul loo sameeyo Galgaduud iyo Mudug.…
2 daqiiqo Sheeko:War Gabar Wariye ah oo lagu xiray magaalada Garoowe Wararka aan ka heleyno magaalada Garoowe ee Xarunta Gobalka Nugaal ayaa sheegaya in xalay saqdii dhexe gurigeeda lagala baxay Gabar Wariye ah oo sugneyd magaaladaas. Gabarta Wariyaha ee Gurigeeda lagala…
3 daqiiqo Sheeko:War RW Cabdiweli oo bogaadiyey go'aankii ay Ximan iyo Xeeb ugu biirtay heshiishka gobollada dhexe Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed ayaa bogaadiyey go’aanka Maamulka Ximan iyo Xeeb ugu soo biiray Heshiishka Maamul-u-samaynta Gobollada Dhexe ee Soomaaliya oo ay garwadeen ka…
1 daqiiqo Sheeko:War 30 qof oo lagu soo qabtay howlgal Maamulka KMG Jubba uu ka sameeyay Jubbada hoose Saraakiisha maamulka kumeelgaarka Jubba ee gobalka Jubbada Hoose ayaa sheegay in howlgalladii ugu dambeeyay ee magaalada ka dhacay lagu soo qab-qabtay dad ka badan 30 qof. Korneyl Cabdifitaax Macalin oo…
1 daqiiqo Sheeko:War Maamulka Ximan iyo xeeb oo saxiixay heshiiska maamul u sameynta gobollada Dhexe (Sawirro) [huge_it_slider id=”49″] Maamulka Ximan iyo xeeb ayaa sheegay inay u diyaar garoobeen Marti gelinta shirka lagu dhisayo Maamul Goboleedka Gobollada dhexe ee Soomaaliya. Madaxweynaha Maamulkaasi Cabdullaahi Maxamed Cali Baarleex ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:War Duqa Muqdisho oo safar ugu kicitimay dalal ka tirsan Yurub Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho ayaa waxa uu maanta u amba baxay Magaalada Istanbul ee dalka Turkiga. Jeneral Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) ayaa safar saf mareen ah…
1 daqiiqo Sheeko:War Booliska Kenya oo gacanta ku dhigay sarkaal ka tirsan Al-shabaab Ciidamada ammaanka dalka Kenya ayaa gacanta ku dhigay sarkaal ka tirsan xarakada Al-shabaab sida ay saraakiisha nabad sugidda Kenya u sheegeen warbaahinta BBC-da. Booliska ayaa sheegay in ruuxa la qabtay…
1 daqiiqo Sheeko:War Mareykanka oo $33 Bilyan ugu deeqay qaarada Africa Madaxweynaha Mareykanka Brack Obama ayaa ku dhawaaqay in dowladiisu ay lacag 33 bilyan ah ay ugu deeqday qaaradda Africa ,iyadoo ay jirto in Mareykanku uu loolan kula jiro Midowga Yurub…
1 daqiiqo Sheeko:War Agaasime cusub oo loo magacaabay Telefishinka Puntland Madaxweynaha maamulka Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa Digreeto Numberkeedi Yahay LR.109 waxa uu ku magaacabay Agaasimaha Guud ee TV-ga iyo Raadiyaha Puntland C/fitaax Nuur Axmed (Ashkir) isagoo xilka ka…
2 daqiiqo Sheeko:War Madaxweyne Obama oo casho sharaf u sameeyay dhigiisa Soomaaliya Madaxweynaha Maraykanka Barack Obama ayaaa aqalka cad ee Mareykanka ee magaalada Washington casho sharaf ugu sameeyay madaxda ka qeyb galeysa shirka Afrika iyo Mareykanka oo lagu wado in maanta oo…