2 daqiiqo Sheeko:War R.W Cabdiweli oo Cambaareeyay weerarkii lagu dilay Taliyaha Booliska gobolka Bari Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiwali Sheekh Axmed Maxamed ayaa si kulul u cambaareeyay weerarkii ismiidaaminta ahaa ee shalay galab ka dhacay degmada Boosaaso ee gobolka Bari, kaasoo ay…
1 daqiiqo Sheeko:War Guddoomiyaha gobolka Gedo oo faahfaahin ka bixiyay safar uu ku joogo Kismaayo Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Gedo ee dowladda federaalka Soomaaliya oo gaaray Magaalada Kismaayo ayaa faah faahin ka bixiyay safarkii uu ku tagay halkaasi. Maxamed Cabdi kaliil oo lagu soo dhoweeyay Kismaayo…
3 daqiiqo Sheeko:War Madaxweyne Xasan Shiikh oo ku dhawaaqay hindise awood siinaya dhallinyarada Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa isaga oo ku sugan magaalada Washington DC, halkaas oo isaga iyo xubno ka mid ah Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ay kaga qeyb-galayaan Shir-Madaxeedka…
1 daqiiqo Sheeko:War Madaxweyne Xasan: Ma iman doonaan dalka Ciidamo cusub oo ka socda Siiraaliyoon Madaxweynaha Dowladda federaalka Soomaaliyua Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in dalka Siiraaliyoon ee ka mid ah wadamada ugu tabarucay Soomaaliya ciidamada nabad ilaalinta in aysan Ciidamo dheeraad ah keeni doonin…
1 daqiiqo Sheeko:War Boosaaso: Taliyihii Ciidanka Booliska gobolka Bari oo Qarax Lagu dilay Taliyihii Ciidanka Booliska qeybta Bari ee maamulka Puntland Cabdirixmaan Cali Xuseen ayaa ku geeriyoodey qarax lagula eegtay gudaha magaaladda Boosaaso ee xarunta gobolka Bari. Nin ka tirsan Booliska Boosaaso ayaa…
2 daqiiqo Sheeko:War Golaha Wasiirada oo baaq u diray AMISOM Shirkan gaarka ah ee ay Golaha Wasiirada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ay ku yeesheen magaalada Muqdisho maanta waxaa shir guddoominayey Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya, Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed, waxaana looga…
1 daqiiqo Sheeko:War QM oo muwaadin Soomaaliyeed u magacawday ku xigeenka hay'adda UNICEF Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay Ban Ki-moon ayaa u magacaabay Cumar Cabdi oo ah muwaadin Soomaaliyeed ku xigeenka agaasimaha fulinta hayada caruurta u qaabilsan Qaramada Midoobay ee UNICEF. Cumar Cabdi…
2 daqiiqo Sheeko:War Duqa Muqdisho oo deeq lacageed gaarsiiyay haweenkii shalay ku dhawacmay Muqdisho [huge_it_slider id=”47″] Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Caasimadda Muqdisho mudane Xasan Maxamed Xuseen Muungaab ayaa maanta deeq lacageed gaarsiiyay Haween ka shaqeynayay Nadaafadda Gobolka Banaadir oo shalay ku dhaawacmay qarax…
1 daqiiqo Sheeko:War Xil. Jeesow: Nidaamka Federaalka waa caqabad ku soo korortay umadda Soomaaliyeed Guddiga arrimaha Gudaha iyo Maamul u samaynta Baarlamaanka Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ka digay caqabadaha ka dhalan kara Maamullada Dowladda ay ka hir galinayso Gobollada Dalka. Guddoomiye ku xigeenka Guddiga…
2 daqiiqo Sheeko:War RW Cabdiweli oo ka hadlay xildhibaanada Baarlamaanka ee gaaray Puntland Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegay in Xukuumadiisa Maamulka Puntland ay u dirtay guddi ka qayb qaata isku soo dhawaynta maamulkaasi iyo Dowladda Dhexe. Waxa uu sheegay Ra’iisul wasaaraha…