Natiijada Imtixaanka Dugsiga Sare oo la shaaciyay Wasaaradda waxbarashada hiddaha iyo tacliinta sare dowladda federaalka Soomaaliya, ayaa shaacisay natiijada imtixaan dugsiga sare ee ay qaadday dowladda. Sanadkaan ayaa waxaa imtixaanka u fadhiistay ku dhawaad 35-kun ee arday… 2 daqiiqo
2 daqiiqo Dowladda Itoobiya oo Dagaalamayaal Ka Tirsan Al-shabaab Kusoo Bandhigtay Aadis Ababa Dowladda Itoobiya ayaa magaalada Addis Ababa kusoo bandhigtay tiro dagaalamayaal ah, kuwaas oo ay sheegtay in lagu qabtay dagaalka Al-shabaab ay ku qaadeen dalkaas, kaas oo markii ugu horeysay ka…
1 daqiiqo William Ruto oo Ku Guuleystay Doorashada Kenya Guddiga Doorashooyinka iyo Xaduudaha dalka Kenya ee lagu magacaabo (IEBC) ayaa ku dhawaaqay in William Samoei Ruto madaxweyne ku-xigeenkii dalkaas uu ku guuleystay doorashada madaxwenaha, isaga oo ka guuleystay Ra’iisulwasaarihii…
1 daqiiqo Wasaaradda Gargaarka iyo Musiibooyinka oo La Hoosgeeyay Xafiiska Ra’iisulwasaare Xamse Ra’iisul Wasaare Ku Xigeenka Xukuumadda Federalka Soomaaliya Mudane Salah Jama, ayaa goobjoog ka ahaa Munaasabad Xafiiska Ra’iisul Wasaaruhu kula wareegaayey Gargaarka iyo Masiibooyinka oo horay Wasaaradd u aheyd, laakiin aan…
1 daqiiqo Akhriso: Wararkii ugu dambeeyay weerar ciidamada Canfarta ay ku qaadeen Dowlad Deegaanka Soomaalida Wararka naga soo gaarayo dowlad deegaanka Soomaalida, ayaa sheegaya in ay deegganno ka tirsan gobolka siti ee dowlad deegaanka ay dhac iyo boob ay ka geeysteen maleyshiyo Canfar ah. Ciidamo…
3 daqiiqo Wiil Dhallinyaro Ah oo Hal-abuur Saliid Qumbe uu Soo Saaray Suuq-geyn u Raadinaya Cabdiraxmaan Cilmi Afrax waa wiil dhallinyaro Soomaali ah oo hirgaliyay hal-abuur gacansi oo aan horay uga jirin dalka, maskaxdiisa ayey ku dhalatay yaraan-tiisii balse uma aysan suurto galin xiligaas, fikirkii…
2 daqiiqo Akhriso: Wararkii Ugu Dambeeyay Doorashada Kenya oo Musharraxiintu Isku Dhowyihiin Guddiga doorashooyinka madaxbannaan ee dalka Kenya ayaa weli wada tirinta codadka doorashada madaxweynaha, ku dhawaad kala bar codadkii la dhiibtay ee doorashadii dhacday ayaa la tiriyay, labada musharrax ee ugu…
2 daqiiqo Ergayga Gurmadka iyo Xoghaya Jaamacadda Carabta oo Kawada Hadlay Abaaraha Ergayga arrimaha Abaaraha u qaabilsan madaxweynaha Jamhuuriyadda xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame oo ku sugan magaalada Jidah ee dalka Boqortooyada Sucuudiga ayaa kulan la qaatay Xoghaya Ururka Jaamacadda Carab Xuseen Ibraahim…
2 daqiiqo Xarunta Xuquuqal Insaanka oo Cambaareysay Khasaaraha Ka Dhashay Bannaanbaxyo Ka Dhacay Somaliland Xarunta xuquuqul Insaanka Somaliland ayaa warsaxaafadeed ay soo saartay waxaa ay ku cambaareysay falalkii ka dhacay magaalooyinka Somaliland maalinimadii Khamiista, xilli uu socday bannaanbax ay dhigayeen taageerayaasha xisbiyada mucaaradka ah,…
2 daqiiqo Akhriso: Maxaa Looga Hadlay Shirka Golaha Wasiirrada Hirshabeelle? Madaxweynaha dowlada goboleedka Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa maanta gudoonshay Shirka golaha wasiiradda maamulka, kulanka Golaha ayaa looga hadlay arrimaha dhowr ah, kuwaas oo ugu horeyso dardargalinta amniga, dhismaha…