France, UK iyo Wadamada Yurub Oo Taageeraya Ukraine James Heappey oo ah wasiirka ciidamada qalabka sida ee boqortooyada Inkiriiska ayaa shegay in UK iyo 25 waddan oo ka tirsan qaaradda yurub ay ku heshiiyeen in gargaar bini’aadanimo iyo… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Guutada Soomaaliya Oo Ka Dhax dagaalameysa Ukraine Waxaa cirka isku sii shareeray xiisadda dagaal ee u dhaxeeyso dalalka wada dhaca bariga qaarada yurub ee Ukraine iyo Russia. Dagaalka ayaa xiiso sii yeeshay kadib markii ay gudaha u…
2 daqiiqo Ruushka Oo Magalooyin Horleh Kala Waregay Ukraine, Akhariso Wararkii Ugu Dambeyay Ee Xaaladda Dagaalka Ciidamada ruushka ayaa gudaha u galay magaalada Melitopol ee dhacda koonfurta bari ee gobolka Zaporizhzhya, ee dalka Ukraine, sida ay sheegtay wasarada difaaca ee ruushka. Ruushka ayaa la shegay in…
2 daqiiqo Washington: Waxaan Hadda Ku Soo Rogeynaa Xanibaadda Dhanka Socdaalka Ah Ee Shaqsiyaadka Wiiqaya Dimoqraadiyad Soomaaliya Waaxda arrimaha dibadda ee dowladda Maraykanka ayaa shaacisay in ay ku dhaqaaqeyso fulinta xayiiradda dhanka Viisaha ee shaqsiyaadka ku lugta leh dib u dhaca doorashada iyo dimuquraaddiyadda Soomaaliya. War ka…
1 daqiiqo Maxay Kawada Hadleen Rooble iyo Ku-xigeenka Xoghayaha Ee Qaramada Midoobay? Ra’iisulwasaaraha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta kulan la qaatay ku-xiigeenka wakiilka Xog-hayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Arrimaha Bani’aadminimada Adam Cabdulmowlaa. Mas’uulyiinta ayaa kawada hadlay arrimaha…
4 daqiiqo MAXAA HORTAAGAN HORUMARKA K/CAGTA SOOMAALIYEED? Sida laga warqabo, waxaa mudooyinkan danbe jiray khilaaf mudo soo jiitamaayey oo kadhex-aloosnaa maamulka sare ee Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliyeed. Khilaafkan ayaa saameyn xoogan ku yaashay dhamaan howlihii caadiga ahaa…
1 daqiiqo Maamulka Gedo Oo War Ka Soo Saaray Doorashada Garbahaarrey Guddoomiyaha gobalka Gedo Axmed Buulle Gareed ayaa war ka soo saaray xaaladda doorashada magaalada garbahaarey ee Gedo. Buulle ayaa sheegay in loo baahan yahay in ay Gedo ka dhacdo doorashada…
1 daqiiqo Isreal Oo Markii Ugu Horaysay Nin Muslim Ah Xil Sare U Magacaawday Khaled Kabub ayaa loo magacabay kursi joogta ah oo ka tirsan maxkamadda sare ee Isreal, waxa uuna noqday muslimkii ugu horeyay ee xilkaas loo magacaabo. Dadka Isreal ayaa in ka…
1 daqiiqo Akhriso: Khasaaro Ka Dhashay Shil Ka Dhacay Duleedka Garowe Shil geystay khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac soo gaaray dad shacab ah ayaa waxaa uu maanta ka dhacay duleedka magaalada Garowe ee gobolka Nugaal, kadib markii uu rogmaday gaari…
1 daqiiqo Dowladda Imaaraadka oo Markale Gargaar Soo Gaarsiisay Soomaaliya Dowladda Imaaraad Carabta ayaa maanta waxaa ay garoonka Aadan Cadde ee magaalada caasimadda ah ee Muqdisho kasoo dajisay garaaga Banii’aadamnimo, kaas oo loogu talogalay dadka ay abaartu ay ku saamaysay …