Soomaaliya oo Kahortimid Qaraarka Masar Ee Libya iyo Biyo-xireenka, Taageertana Turkiga iyo Itoobiya Soomaaliya ayaa saacadihii tagay waxaa ay qaadatay labo go’aan oo ku tusinaya isbadalka xiriirka arrimaha dibadda. ee muddo soojiray. Muqdisho waxaa ay kahortimid qodobbo ku jiray qaraarro ka dhan ah… 2 daqiiqo
1 daqiiqo Muuqaal:-Bankiga Adduunka Oo Soomaaliya Ugu Deeqay 55 MilyanOo Dolar Bangiga Adduunka ayaa Soomaaliya ugu yaboohay deeq lacageed oo dhan 55 Milyan oo dollar oo wax looga qaban la talaacidda Covid-19, laguna taageeri doono siyaasadaha dhiirrigelinta ganacsiga gaarka ah isla…
1 daqiiqo Muuqaal:-Soomaaliya Oo Diiwaan Gelisay Machadka UNAS Iyo Qaramada Midoobay Oo Dacwad U Heysta. Halkan Ka Aqriso Qoraalka Xogta Qaramada Midoobay Iyo Machadka UNAS https://wordpress-884379-3065991.cloudwaysapps.com/soomaaliya-oo-diiwaan-gelisay-machadka-unas-iyo-qaramada-midoobay-oo-dacwad-u-heysta/ Halkan Ka Warbixin Ku Saabsan Xogta Qaramada Midoobay Iyo Machadka UNAS
1 daqiiqo Muuqaal:-Golaha Ammaanka Qaramada Midoobay Oo muddo Kordhin U Sameysay Xafiiska UNSOM Golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa muddo kordhin u sameysay Xafiiska UNSOM Halkan Ka Daawo Warbixin Ku Saabsan Muddo Kordhinta Xafiiska Qaramada Midoobay
1 daqiiqo Muuqaal:-Dadka Ka Ganacsada Shidaalka Ayaa Sheegay Sare Kac Uu Samaynayo Qiimihiisa,Kaddib Saameyntii Uu Ku Yeessay Suuq-xiranka COVID19. Dadka ka ganacsada Shidaalka ayaa sheegay sare kac uu samaynayo qiimihiisa, kaddib saameyntii uu ku yeeshay suuq-xiranka cudurka Cornavirous ama (COVID19). Halkan Ka Daawo Warbixin Ku Sabsan Qiimaha Shidaalka Oo…
1 daqiiqo Muuqaal:-Dowladda Sucuudiga Oo Sanadkaan Hakisay Xujeyda Ka Imaaneysa Dalka Dibaddiisa Boqortooyada Sucuudiga ayaa sanadkaan joojisay Muslimiinta Xujeyda ah oo sanad weliba u soo cibaado taga dalkaasi, waxaana kaliya loo ogolaaday kuwa jooga gudaha dalkaas in ay gudan karaan Xajka sanadkaan.…
1 daqiiqo Golaha Shacabka oo Ansixiyey Xeerka Kuraasta Waqooyi Aqalka golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka ah ayaa goordhow waxaa uu ansixiyey xeerka kuraasta xildhibaannada gobollada waqooyi ama Somaliland. Weriyaha Goobjoog News ee golaha waxaa uu sheegayaa in coddeynta dhacday…
1 daqiiqo Muuqaal:-Maxaa Loogu Hadlay Kulankii Madaxweyne Farmaajo Iyo Madaxda Maamul Goboleedyada? Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo guddoomiyey kulan hordhac u ah Shirka Amniga Qaranka oo ku qabsoomay aaladda Internetka ayaa Madaxweyneyaasha Dowlad Goboleedyada iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir…
1 daqiiqo Taliye Odawaa “Way Jiraan Ciidamo Aan Mushaar Qaadan,Balse Dowladdu Waxa Ay Ku Dadaaleysaa Sidii Ciidankaas Ay Xuquuqdooda U Heli Lahaayeen ” Taliyaha ciidanka xoogga Jeneraal Odowaa Yuusuf Raage ayaa Sheegay inay jiraan ciidan aan mushaar qaadan,balse Dowladda ayuu ku dadaaleyso sidii ciidankaasi ay xuquuqdooda u heli lahaayeen Halkan Ka Daawo Taliye…
1 daqiiqo Muuqaal:-Xildhibaan Dr.Cilmi “Kuraasta Somaliland Doorashadooda Waa In aan Laga Dhigin Muqdisho “ Xildhibaan Dr Cilmi Maxamuud Nuur oo ka mid xildhibaanada reer Somaliland ayaa sheegay in kuraasta Somaliland doorashadooda aan laga dhigin Muqdisho loona daayo meeshii suurta gal ah. Halkan Ka Daawo…