Sanduuqa Maalgashiga Norway oo qaaday tillaabo garab istaag u ah dadka reer Qasa Sanduuqa hantida qaranka Norway, oo ah midkq ugu weynaa dunida, kana badan $2 tirilyan, ayaa ku dhawaaqay inuu ka baxay maalgashigii uu ku lahaa shirkadda Mareykanka ee soo saarta qalabka dhismaha, ee lagu magacaabo Caterpillar. 2 daqiiqo
2 daqiiqo Ergeyga QM ee Soomaaliya oo booqday Koonfur Galbeed, kana hadlay amniga, doorashooyinka iyo xaaladda bani’aadantinimo Ergeyga gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya, James Swan, ayaa maanta booqday magaalada Baydhabo oo ah xarunta maamulka Koonfur Galbeed. Booqashada ayaa diiradda lagu saaray arrimaha amniga, diyaar-garowga doorashooyinka, iyo xaaladda bani’aadantinimo ee gobolka.
1 daqiiqo Soomaaliya oo ku baaqday in si degdeg ah wax looga qabto arrinta Gaza Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa khudbad ka jeediyay Shirka degdegga ah ee Ururka Iskaashiga Islaamka (OIC) ee ka dhacay Jeddah, isagoo si adag u cambaareeyay xasuuqa iyo go’doominta Israa’iil ku hayso shacabka Falastiin, gaar ahaan Gaza.
1 daqiiqo Dowladda Soomaaliya oo sheegtay inay garoonka diyaaradaha Muqdisho ku qabatay 48 jawaab oo maan-dooriye ah Dowladda Soomaaliya oo sheegtay inay garoonka diyaaradaha Muqdisho ku qabatay 48 jawaab oo maan-dooriye ah, ayadoo sheegtay inay in halis weyn ay bulshada ka badbaadisay.
1 daqiiqo Donald Trump oo ciidamada Israa’iil ugu baaqay inay qaadaan tillaabo degdeg ah si la haystayaasha loo soo furto Madaxweynaha Mareykanka, Donald Trump, ayaa sheegay in xaaladda Gaza ay tahay in si degdeg ah loo soo afjaro, isagoo ku baaqay in ciidamada Israel ay tallaabo degdeg ah qaadaan si ay u soo furtaan dadka la haysto
4 daqiiqo Waa Kuma Garsooraha geeridiisa dunida oo dhan ka naxday? Xaakim Frank Caprio, oo si weyn loogu yiqiin dunida oo dhan inuu ahaa garsooraha ugu naxariista badan, waxa uu ku dhashay magaalada Providence ee gobolka Rhode Island sanadkii 1936, qoys asal ahaan ka soo jeeda Talyaaniga.
1 daqiiqo Ra’iisul Wasaare Xamsa oo shaqada ka eryay mid ka mid ah agaasimayaashii sida weyn taageeri jiray Madaxweyne Xasan Sheekh Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta magacaabay Cumar Cali Afrax inuu noqdo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada.
1 daqiiqo 38 sano ka dib Soomaaliya oo Japan u dirtay Safiir Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, Amb. Hodan Cismaan Cabdi, ayaa maanta si rasmi ah warqadaha aqoonsiga danjirenimo ugu wareejisay Agaasimaha Guud ee Habmaamuuska Wasaaradda Arrimaha Dibadda Japan, Mudane Miyashita Tadayuki.
1 daqiiqo Jubbaland oo sheegtay in dowladda dhexe ay maamul cusub ka dhiseyso Garbahaarey Maamulka Jubaland ayaa si kulul uga hadlay dhaq-dhaqaaqyo ay sheegtay in dowladda federaalka Soomaaliya ay ka waddo magaalada Garbahaarey ee gobolka Gedo. Madaxweyne ku-xigeenka Jubaland, Maxamuud Sayid Aadan, ayaa ku…
1 daqiiqo Dagaal beeleed ka socda Dowlad deegaanka Soomaalida Wararka ka imanaya deegaanka Qabalaha Garasle ee dhulka Dowlad Deegaanka Soomaalida (DDS) ayaa sheegaya in halkaasi uu ka dhacay dagaal kooban kadib markii maleeshiyo beeleed kasoo duulay deegaanka Santarka Lababaar…