1 daqiiqo Sheeko:War WAR DEGDEG AH: Dib u dhac ku yimid bannaanbixii lagu waday in uu ka dhaco Muqdisho Bannaanbixii la filayay inuu ka dhaco magaalada Muqdisho maalinta berri ah ayaa mar kale dib loo dhigay, kaddib markii Dowladda Federaalka iyo Madasha Samata Bixinta ay ku heshiiyeen in la magacaabo guddi wadajir ah oo ka shaqeeya amniga iyo sidii si nabad ah loogu qaban lahaa bannaanbaxa
2 daqiiqo Sheeko:War Soomaaliya oo si buuxda ula wareegtay maareynta Madaxa Bannaan ee Xuquuqul Insaanka kadib 32 sano Golaha Xuquuqul Insaanka ee Qaramada Midoobay ayaa maanta ansixiyey qaraar taariikhi ah oo Soomaaliya si rasmi ah ugu wareejinaya maareynta madaxa bannaan iyo waajibaadka qaranka ee arrimaha xuquuqul insaanka, tallaabadan oo ka dhigan in dalka laga qaaday nidaamkii korjoogtada ahaa ee jiray tan iyo 1993-kii.
1 daqiiqo Sheeko:War Maxkamadda Gobolka Nugaal oo ku xukuntay Sharmaarke Xuseen Yuusuf 25 sano oo xabsi ah Maxkamadda Gobolka Nugaal ayaa maanta ku dhawaaqday xukun adag oo 25 sano oo xabsi ah ah oo ka dhan ah eedeysane Sharmaarke Xuseen Yuusuf, ka dib markii lagu helay dambiga kufsiga labo gabdhood oo carruur ah.
1 daqiiqo Sheeko:War Madaxweyne Trump oo Soomaaliya ku xusay shir jaraa’id oo ka dhacay Aqalka Cad Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa hadallo muran dhaliyay ka jeediyay shir jaraa’id oo uu ku qabtay Aqalka Cad isagoo la joogay Ra’iisul Wasaaraha Kanada Mark Carney, halkaas oo uu kaga hadlay arrinta xiritaanka dowladdiisa iyo hoggaanka xisbiga Dimuqraadiga.
1 daqiiqo Sheeko:War Weerar Ka Dhacay Bariga Gobolka Mudug Wararka saaka ka imaanaya Bariga gobolka Mudug ayaa sheegaya in maleeshiyaad hubeysan ay xalay weerar ku qaadeen rug ay ciidamada Booliska Soomaaliyeed ku lahaayeen deegaanka Xuseen-Geele.
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Dagaalka Qasa oo labo sano u buuxsantahay iyo Xaaladda bini’aadantinimo ee haatan taagan Maanta oo kale 7-dii sanadkii 2023 oo haatan laga joogaa laba sano, waxay ahayd markii uu qarxay dagaalkii Qasa ee u dhexeeyay Israel iyo ururka Xamaas, wuxuuna dagaalkana si weyn u beddelay xaaladda gobolka Bariga Dhexe iyo nolosha malaayiin Falastiiniyiin ah.
1 daqiiqo Sheeko:War Nuxurka Shirweynaha EACCON 2025 Muqdisho ayaa martigelinaysa Shirweynaha Iskaashiga Dhaqaalaha Bariga Afrika (EACCON 2025) oo soconaya 7–8 Oktoobar 2025, Shirka oo Soomaaliya ay martigelinayso sanadkii labaad tan iyo markii ay xubin buuxda ka noqotay Ururka EAC, ayaa diiradda saaraya kobcinta iyo horumarinta wax-soo-saarka waddamada gobolka.
1 daqiiqo Sheeko:War Qarax ismiidaamin ah oo ka dhacay Boondheere Warar hordhac ah ayaa sheegaya in weerar culus lagu qaaday Godka Jilicow oo ku yaalla degmada Boondheere ee magaalada Muqdisho, goobtaas oo ay maamusho Hay’adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka (NISA).
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Trump oo Israa’iil ugu baaqay inay degdeg u joojiso duqeynta Qasa Madaxweynaha Mareykanka, Donald Trump, oo hadlayay dagaalka ka socda Marinka Gaza, ayaa sheegay in jawaabtii ugu dambeysay ee Xamaas ay muujinayso in ay diyaar u tahay in la gaaro heshiis nabadeed oo waara.
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Madaxweynaha Colombia oo digniin culus u diray Mareykanka iyo reer Galbeedka Madaxweynaha dalka Colombia Gustavo Petro ayaa si adag uga hadlay xaaladda bani’aadantinimo ee ka jirta Qaza, isaga oo si gaar ah fariin ugu diray madaxweynaha Maraykanka Donald Trump, kaas oo dhowaan soo bandhigay qorshe uu ku sheegay in lagu soo afjarayo dagaalka Bariga Dhexe.