Khasaare baaxad leh oo ka dhashay daadad ku dhuftay Suudaan Sida ay sheegtay Qaramada Midoobay, fatahaad uu sameeyay biyo xireen weyn oo ku yaalla bariga Sudan ayaa sababay dhimashada ugu yaraan 30 ruux oo ka mid ah dad ku nool ilaa 20 1 daqiiqo
1 daqiiqo Ku dhawaad 200 oo qof oo lagu diley weearar ka shacay dalka Burkina Faso Ku dhawaad 200 oo qof ayaa lagu dilay, halka 140 kalena lagu dhaawacay weerar ka dhacay magaalada Barsalogho ee dalka Burkina Faso, waana weerarkii ugu dambeeyay ee weerarro is daba joog ah oo ay aaggaas ka gaystay koox hubeysan oo xiriirka la leh Al-Qaacida, kuwaas
1 daqiiqo Ugu yaraan 4 qof oo ku dhintay biya-xireem ku dumay dalka Suudaan Wararka ka imaanaya dalka Suudaan ayaa sheegay in biyo-xireen ku yaal waqooyi bari ee dalkaasi uu dumay, ka dib markii roobab lixaad lihi ay halkaas ka da’een, kuwaas oo horseeda daadad iyo fatahaado sida ay sheegtay wasaaradda
1 daqiiqo Ugu yaraan 10 oo ku dhintay dhul go’ ka dhacay dalka Itoobiya. Ugu yaraan 10 qof ayaa ku dhintay dhul go’ ka dhacay waqooyiga gobolka Axmaarada ee dalka Itoobiya, sida ay sheegtay warbaahinta gudaha dalkaasi, waana masiibadii labaad
1 daqiiqo Wariyaal ku dhintay duqeyn uu Ruushku ka fuliyay dalka Ukraine. Ryan Evans, oo ahaa lataliye dhanka ammaanka ah oo ka tirsan wakaaladda wararka ee Reuters ayaa la xaqiijiyay inuu dhintay ka dib markii ay ciidamada Ruushku gantaal ku dhufteen huteel ku yaalla magaalada Kramatorsk ee bariga Ukraine, halkaas oo ay degganaayeen
3 daqiiqo Ruushka oo laba-wajiilanimo ku eedeeyay Faransiiska ka dib xarigii aas aasaha Telegram Aqalka Kremlin-ka dalka Ruushka ayaa cambaareeyay ‘mabaadi’da laba-wajiilanimada’ Faransiiska iyadoo la xiray aasaasaha Telegram Pavel Durov oo lagu xiray magaalada Paris.
1 daqiiqo Hanti-dhowraha qaranka oo kulan la yeeshay wefdi ka socda Midowga Yurub Hantidhowraha Guud ee Qaranka Mudane Axmed Ciise Gutaale, ayaa maanta kulan miro-dhal ah la yeeshay wafdi ka socda Midowga Yurub. Kulanka waxaa si qoto dheer loogu falanqeeyay horumarada shaqo ee xafiiska, muhiimadda taageerada la-taliyayaasha farsamo,
2 daqiiqo Khasaare ka dhashay dooni ku degtay xeebaha Yemen Ugu yaraan 13 qof ayaa dhimatay halka 14 kalena ay weli maqan yihiin kaddib markii doon tahriib ah ay ku qalibmatay xeebaha Yemen, sida uu Axaddii ku soo warramay Ururka Caalamiga ah ee Socdaalka (IOM).
1 daqiiqo Masar oo ka digtay cawaaqib xumada ka dhalan karta xiisadda Israa’iil iyo ururka Xisbullaahi. Madaxweynaha dalka Masar Cabdifitaax Casiisi oo kulan la yeeshay Taliyaha ugu sarreeya ciidamada Mareykanka Janaraal C.Q. brown ayaa ka digay halista iyo cawaaqib xumada ka dhalan kara xiisadda sii kordhaysa ee maamulka Israa’iil iyo ururka Xisbullaahi.
1 daqiiqo Guddoomiyaha Golaha shacabka oo xaafiiskiisa ku qaabilay Sii-hayaha Safaaradda Shiinaha Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha cusub ee dowladda Shiinaha usoo magacowday Soomaaliya Wang Yu oo ay wehliyaan diblomaasiyiinta safaaradda