Taliyaha Guud ee Booliska Dalka Eswatini, Manoma Vusie Masango, ayaa ku booriyay 32 askari oo katirsan Booliska Qaranka Eswatini (REPS) in ay muujiyaan anshax, sharaf, iyo ixtiraamka xuquuqda aadanaha xilli ay u diyaar garoobayaan ka qeybgalka howlgalka AUSSOM ee magaalada Muqdisho, Soomaaliya.