Akhriso: Jadwalka Cusub ee imtixaanka shahaadiga Wasaaradda waxbarashada ee Jamhuuriyadda federaalka ah ayaa maanta soo saartey jadwalka cusub ee imtixaanaadka shahaadiga ah. Imtixaanaadka ayey wasaaradda horey u baabi’isay kadib markii la sheegay inuu baxay qish. Halkan… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Golaha Shacabka oo Ansixiyey Sharciga Batroolka Xildhibaanada Golaha Shacabka ee Barlamaanka Soomaaliya ayaa Maanta waxaa ay kulankoodii 16aad kal-fadhigiisa 5aad ku yeesheen Xaruntooda Golaha Shacabka ee Magaalada Muqdisho. Xildhibaanada Gollaha Baarlamaanka Dowladda Federaalka Soomaaliya Ayaa Cod…
3 daqiiqo Akhriso: 9 Sabab Oo Aanu Baarlamaanka Federaalka u Ansixin Karin Sharciga Saxaafadda! Warbaahinta Soomaaliyeed ayaa rajo fiican ka qabtey in sharciga saxaafadda ee wax ka bedelka lagu sameeyey uu markan noqdo mid u adeega horumarinta xuriyadda hadalka iyo hal-abuurka, laakin waxaa muuqato…
1 daqiiqo Akhriso: Ajendaha Kulanka Maanta ee Golaha Shacabka Xildhibaanada Golaha Shacabka ee baarlamaanka federaalka ah ee Soomaaliya ayaa maanta kulan yeelanaya xaruntooda. Ajendaha kulanka waa 3 qodob. 1.U codeynta Hindise Sharciyeedka dhismaha guddiga Musuqmaasuqa. 2.Akhrinta 3aad wax ka…
1 daqiiqo Wasiir Goodax Oo Putnland Ka Raali geliyay Hadal Hadal Uu Horay U Sheegay Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada Xukuumadda Somaliya Cabdulaahi Goodax Barre ayaa Puntland ka raali galiyay hadalkii gafka ahaa ee uu ujeediyay. Qoraal laga soo saaray Xafiiska Wasaaradda Waxbarashada Somaliya ayaa lagu sheegay…
1 daqiiqo Golaha Aqalka sare oo maanta warbixin ka dhageystay Guddiga Doorashooyinka Qaran Golaha Aqalka sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta xarunta Golaha ku yeeshay Kalafadhiga 5-aad kulankiisa 5-aad. Agendaha kulanka maanta ayaa ahaa Dhageysiga warbixinta Guddiga Madaxa bannaan ee Doorashooyinka…
1 daqiiqo Qarax Caawa Muqdisho Ka dhacay Qarax xoogan oo inta badan laga maqalay dagmooyinka qaar ee magaalada ayaa cawa waxa uu ka dhacay dagmada Xamar-weyne ee gobalka Banaadir. Qaraxa ayaa ahaa gaari nuuca raaxada ah ayaa…
7 daqiiqo Maxaan ka barannay Hanaanka hay’adaha dowladda? Waxaan halkaan ku soo koobaynaa dhowr cashar oo kookooban oo aan ku cabirayno waxyaabaha laga baran karo hanaanka hay’adeheenna Dowladda iyo sida ay u shaqeeyaan. Cashiradaani waxaa ay fikir guud…
1 daqiiqo Muuse Biixi Oo Puntland Ka Dalbaday Maxaabiis Is Dhaafsi Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi ayaa ku dhowaaqay iney diyaar u yihiin siideynta maxaabiistii ay ka qabteen ciidanka Puntland, kadib dagaalladii ka dhacay deegaanka Tukaraq ee gobolka Sool. Wuxuu sheegay…
1 daqiiqo Lafta-gareen: Waxaa La Gaaray Xilligii Al-shabaab Laga Xoreyn Lahaa Gobollada K/galbeed Madaxweynaha dowlad goboleedka K/galbeed, C/casiis Lafta-gareen ayaa si kulul wuxuu kaga hadlay xaaladda ammaanka ee deegaannada maamulkiisa ka arrimiyo, gaar ahaan qaraxii shalay ka dhacay degmada Bardaale ee gobolka Baay.…