Dagaal dib uga bilowday deegaanka Dacawaleey Deegaanka Dacawaleey ee gobalka Jarar ee dowlad deeyaanka Soomaalida waxaa dib hadda uga bilowday Dagaal xooggan oo udhaxeeya ciidanka Liyuu Booliis iyo maleeshiyo beeleed. 1 daqiiqo
1 daqiiqo Ugu yaraan 21 oo qof oo lagu diley rabshado ka dhacay dalka Mozambiqu Wararka ka imaanaya dalka Mozambique ayaa sheegaya in ugu yaraan 21 qof ay lagu dilay rabshado ka dhacay magaalooyinka qaar tan iyo markii maxkamadda sare ee Mozambique ay xaqiijisay in xisbiga talada haya ee Frelimo uu ku guuleystay doorashooyin lagu muransan yahay oo dhacday horraantii bishii Oktoobar.
1 daqiiqo Hay’adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed oo war kasoo saartay Diyaarad lagu afduubtay Kismaayo Magaalada Kismaayo waxaa ka dhacay dhacdo halis ku ah amniga nidaamka duulimaadyada iyo badbaadada rakaabka sida ay sheegtay hay’adda duulista Soomaaliyeed
2 daqiiqo Soomaaliya oo war kasoo saartay kulamada ka socda Addis Ababa iyo qodobada ilaa hadda laga wada hadlay Wasiiru Dowlaha Arrimaha Dibadda & Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cali Maxamed Cumar, ayaa maanta kulan laba-geesood ah la yeeshay dhigiisa, Wasiiru Dowlaha Arrimaha Dibadda ee Jamhuuriyadda Federaalka Dimuqraadiga Itoobiya, Mudane Amb. Mesganu Arega.
1 daqiiqo DEG DEG: Wasaaradda Arrimaha Dibadda Itoobiya oo war kasoo saartay eedeyntii dowladda ee dagaalka ee Doollow Dawladda Itoobiya ayaa sheegtay in ay xuntahay bayaanka Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ee soo baxay 23-ka Disembar 2024, kaas oo ku eedaynayay ciidammada Itoobiya in ay ka qeyb qaateen dagaalkii shalay ka dhacay degmada Doollow.
1 daqiiqo Wasiirka Arrimaha Dibadda oo Wadahadal khadka Taleefanka ah la Yeeshay Dhigiisa DRC Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Soomaaliya, Danjire Axmed Macallin Fiqi, ayaa wada hadal wax ku ool ah khadka telefoonka kula yeeshay Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ee Congo, Thérèse Kayikwamba Wagner.
1 daqiiqo Laamaha ammaanka Galmudug oo gacanta ku soo dhigey nin loo haysto dilka sargaal lagu toogtay dhuusamareeb Ciidamada ammaanka dowlad goboleedka Galmudug ayaa gacanta ku soo dhigey nin loo haysto dilka sargaal ka tirsanaa ciidamada oo lagu toogtay magaalada dhuusamareeb.
1 daqiiqo Sarkaal ka tirsanaa Booliska Soomaaliya oo Dhuusamareeb lagu dilay Taliye Xasan Quuri, oo ka mid ahaa saraakiisha firfircoon ee Booliska Soomaaliya, ayaa xalay lagu dilay magaalada Dhuusamareeb, caasimadda Galmudug.
1 daqiiqo Dawladda Soomaaliya oo Cambaaraynaysay Falka Xadgudubka ah ee Ciidamada Itoobiya ka Geysteen Doolow Dawladda Federaalka Soomaaliya waxa ay si adag u cambaaraynaysay falka xadgudubka ah ee maanta ay Ciidamada Itoobiya ka geysteen magaalada Doolow ee Soomaaliya.
1 daqiiqo Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo Wada-hadallo Rasmi ah la leh Dhiggiisa Masar Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Soomaaliya, Danjire Ahmed Moallim Fiqi, ayaa booqasho rasmi ah ku jooga magaalada Qaahira ee dalka Masar, halkaas oo uu wada-hadallo rasmi ah kula leh dhiggiisa Masar, Mudane Badar Cabdilati.