1 daqiiqo Sheeko:War Shiinaha oo si adag u garab istaagay Soomaaliya ka dib hadal kasoo baxay Senator Mareykan ah Safaaradda Shiinaha ee Soomaaliya ayaa si kulul uga jawaabtay hadal kasoo yeeray Senator Mareykan ah oo ku baaqay in la aqoonsado Somaliland. Qoraal rasmi ah oo ay soo saartay safaaradda…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Maxaa ka soo baxay shirkii Trump iyo Putin? Shirkii la wada sugayay ee ay saacado ka hor yeesheen madaxweynaha Maraykanka Donald Trump iyo dhiggiisa Ruushka Vladimir Putin ayaa soo dhammaaday iyada oo aan wax heshiis ah laga gaarin…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Maxaa laga ogyahay kulanka Trump iyo Putin ? Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump iyo Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin ayaa saacado ka dib ku kulmi doona magaalada Anchorage ee gobolka Alaska, ayadoo kulankaas la filayo inuu dhaco saacadda markay tahay…
2 daqiiqo Sheeko:War Madasha Mucaaradka Muqdisho oo dalbatay In dib loogu laabto dastuurkii 2012 ee ku salaysnaa nidaamka Baarlamaaniga ah Madasha Samatabixinta Soomaaliyeed ayaa maanta soo saartay baaq ku aaddan xaaladda siyaasadeed ee dalka, iyadoo ka duuleysa dhowrista midnimada iyo wadajirka ummadda, xal u helidda khilaafka ka dhashay beddelka dastuurka,…
1 daqiiqo Sheeko:War gaadiidkii isaga gooshi jirey Puntland iyo gobollada dhexe oo u xanniban ciidamo gadoodsan Wararka ka imaanaya magaalada Xarfo ee gobolka Mudug ayaa sheegaya in gaadiidkii in gaadiid badan oo dhinaca Boosaaso ka yimid ay maalintaas halkaas ku xayiran Arrintan ayaa ka dhalatay ka…
2 daqiiqo Sheeko:War Shirka Madasha Samata-bixinta ee Mucaaradka iyo Madaxweynaha DFS oo Markale maanta ka furmaya Muqdisho Magaalada Muqdisho ayaa maanta martigelinaysa kulankii shanaad ee u dhexeeya Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud iyo hoggaamiyeyaasha mucaaradka siyaasadeed ee dalka. Shirkan oo qayb ka ah wadaxaajoodka siyaasadeed ee socday maalmihii…
1 daqiiqo Sheeko:War Sacuudiga oo afar qof Soomaali ku fuliyay xukun toogasho ah Sacuudi Carabiya ayaa hal maalin gudaheed ku fulisay xukun dil toogasho ah oo lagu qaaday siddeed qof, kuwaas oo intooda badan lagu eedeeyay dambiyo la xiriira maandooriyaha. Wakaaladda Wararka ee…
1 daqiiqo Sheeko:War Soomaaliya iyo Kuwait oo kala saxiixday seddax heshiis oo muhiim ah Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, oo booqasho rasmi ah ku jooga dalka Kuwait, ayaa maanta kulan la qaatay dhiggiisa, Wasiirka Arrimaha Dibadda Dowladda Kuwait,…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Ugu yaraan 40 qof oo ku geeriyooday weerar ay Fallaagada RSF Ku Qaaday Xero ay deganyihiin dad barakacayaal ahi Sida ay sheegeen kooxaha xuquuqul insaanku Ugu yaraan 40 qof ayaa ku dhimatay xerada barakacayaasha Abu Shouk oo ku taalla magaalada El-Fasher ee gobolka waqooyiga Daarfuur oo ka tirsan dalka…
1 daqiiqo Sheeko:War Dowladda Soomaaliya oo War kasoo saartay dagaalkii maanta ka dhacay degmada Beledxaawo Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya ayaa shaacisay in Ciidanka Qalabka Sida ee ka howlgala gobolka Gedo ay iska caabiyeen weerar ay ku soo qaadeen maleeshiyo ka amar qaata eedeysane Axmed Madoobe. Weerarka…