1 daqiiqo Sheeko:War Aqalka Madaxtooyada: Shir Xasaasi ah oo u Furmay Golaha Mustaqbalka iyo Madaxweyne Xasan Sheekh Waxaa goor dhow si rasmi ah uga bilowday Aqalka Madaxtooyada shirkii labaad ee u dhexeeya Golaha Mustaqbalka Soomaaliya iyo Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud. Shirkan oo ah mid xasaasi ah ayaa…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Weerar Ismiidaamin ah oo Ka Dhacay dalka Pakistan iyo faahfaahinno ka soo baxaya khasaaraha ka dhashay Weerar ismiidaamin ah ayaa ka dhacay degmada Bannu ee gobolka Khyber Pakhtunkhwa, waqooyi-galbeed Pakistan, halkaas oo uu qof watay gaari walxaha qarxa laga soo buuxiyay ku dhuftay kolonyo ciidan oo maraysay agagaarka xadka Afghanistan.
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Mareykanka oo weerar ka fuliyay Badweynta Pacific iyo faahfaahinno ka soo baxaya khasaaraha ka dhashay weerarkaas Milateriga Mareykanka ayaa weerar hawada ah ku qaaday dooni lagu tuhunsanaa inay ku lug lahayd ka ganacsiga daroogada, taasoo maraysay marin badeed ku yaalla Bariga Badweynta Pacific.
1 daqiiqo Sheeko:War Qarax Gaari Lagu Xiray oo Ka Dhacay Muqdisho Faah-faahin dheeri ah ayaa laga helayaa qarax saakay ka dhacay magaalada Muqdisho, kaas oo lala beegsaday mas’uul ka tirsan ciidanka Booliska Soomaaliyeed. Wararka la helayo ayaa sheegaya in gaariga Gen.…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Mareykanka oo Bariga Dhexe isugu geeyay Awooddii Ciidan ee ugu Weyneyd Tan Iyo 2003 Wargeyska Wall Street Journal ayaa daabacay warbixin uu ku sheegay in ururinta awoodda cirka ee Mareykanka ee Bariga Dhexe ay tahay tii ugu ballaarneyd tan iyo ururintii militari ee ka horreysay duullaankii Ciraaq sanadkii 2003.
1 daqiiqo Sheeko:War DEG-DEG: Shir u dhexeeya Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Golaha Mustaqbalka oo ka furmay Villa Soomaaliya Waxaa goordhow Aqalka Madaxtooyada ee Villa Somalia si rasmi ah uga furmay shir muhiim ah oo u dhexeeya Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, iyo xubnaha sarsare ee…
1 daqiiqo Sheeko:War Waa kuwee Dalalka Maanta ay u tahay Maalinta Koowaad ee Soonka? Iyadoo qayb badan oo ka mid ah caalamka Islaamka ay maanta u tahay maalintii labaad ee bisha barakaysan ee Ramadaan, haddana waxaa jira dalal dhowr ah oo ay maanta oo…
1 daqiiqo Sheeko:War Magaalooyin ka mid ah Soomaaliya oo aan maanta laga Soomin Magaalooyin ka tirsan gobollada dhexe ee Soomaaliya, sida Gaalkacyo iyo Guriceel, ayaan maanta laga soomin bisha Ramadan, kaddib markii aan halkaas laga xaqiijin aragtida bisha cusub. Maamullada deegaanka iyo culimada…
1 daqiiqo Sheeko:War Soomaaliya oo si rasmi ah loogu oggolaaday daabacaadda Baasaboorka Ururka Bariga Afrika (EAC) DAR ES SALAAM, TANZANIA – War hadda naga soo gaaray magaalada Dar es Salaam ayaa sheegaya in Danjiraha Soomaaliya u fadhiya dalka Tanzania, isla markaana ah Wakiilka Joogtada ah ee…
1 daqiiqo Sheeko:War DEG-DEG: Madaxweyne Xasan Sheekh oo Hotel Decale ku qaabilaya Siyaasiyiinta Golaha Mustaqbalka MUQDISHO – Wararka naga soo gaaraya dhismaha Hotel Decale ee magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in goordhow uu halkaas ka furmay kulan ballaaran oo qado-sharaf ah, kaas oo uu Madaxweynaha Jamhuuriyadda…