2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Maamulka Trump oo qorshaynaya inuu dalal horleh ku soo rogo xayiraad socdaal Maamulka Madaxweyne Donald Trump ayaa qorshaynaya in la ballaariyo xayiraadda socdaalka, iyadoo laga mamnuuci karo muwaadiniinta 36 dal oo dheeraad ah inay galaan dalka Mareykanka, sida lagu sheegay dukumentiyo qoraal…
1 daqiiqo Sheeko:War Booliska SSC-Khaatumo oo gacanta ku dhigay 23 nin oo ku eedeysan fal kufsi ah Taliska Ciidanka Booliska SSC-Khaatumo ayaa maanta si rasmi ah u soo saaray war-saxaafadeed hordhac ah oo la xiriira dhacdo naxdin leh iyo jirdil foolxun ah oo ka dhacday magaalada Laascaanood,…
1 daqiiqo Sheeko:War Soomaaliya iyo Sucuudiga oo ka wada-hadlay xoojinta xiriirka ganacsi ee labada dal Soomaaliya iyo boqortooyada Sucuudiga ayaa ka haddlay xoojinta iskaashiga iyo xariirka labada dal ee walaalaha ah, islamarkaana ka wada tirsan ururka Jaamacadda Carabta. Wasiirka Ganacsiga XFS Maxamuud Axmed Aadan Geesood…
1 daqiiqo Sheeko:War DEG DEG: Iran oo si rasmi ah uga baxday wada-shaqeyntii Hay’adda Atoomikada Caalamiga ah ee IAEA Dowladda IRAN ayaa si rasmi ah uga baxday dhammaan heshiisyadii iyo wada-shaqeyntii kala dhaxaysay Hay’adda Atoomikada Caalamiga ah ee IAEA, iyadoo baarlamaanka dalkaasi si aqlabiyad leh u ansixiyey codsi kasoo…
2 daqiiqo Sheeko:War Dowladda Sacuudiga oo Kafaalo Qaadday Xujeyda Reer Iiraan inta Xaaladda dalkooda ay ka degayso Dowladda Boqortooyada Sacuudi Carabiya ayaa qaaday tallaabo bani’aadannimo oo dhif iyo naadir ah, kadib markii ay si rasmi ah ugu dhawaaqday in ay kafaalo qaadday dhammaan xujeyda ka soo jeeda…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Wararkii ugu dambeeyay ee dagaalka Iran iyo Israa’iil Dagaalka dalka Iran iyo maamulka Israa’iil ayaa maalintiisa afaraad gelaya, ayadoo labada dhinac ay is waydaarsanayaan gantaallo iyo duqeymo hawada ah oo xariir ah. Dhanka Israa’iil dadku habeenkii seddaxaad ayay…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Diyaarad sidday dad Xujay ah oo ku burburtay dalka Hindiya Diyaarad Helicopter ah oo siday xujey Hindu ah ayaa ku burburtay waqooyiga Hindiya, iyadoo ay ku dhinteen toddoba qof oo saarnaa duulimaadkaasi. Diyaaraddan ayaa waaberigii Axadda maanta ah ku burburtay…
2 daqiiqo Sheeko:War Wasaaradda Batroolka iyo Khayraadka Macdanta oo ku dhawaaqday dhammaadka wejiga koowaad ee sahaminta shidaalka badda Soomaaliya Wasaaradda Batroolka iyo Khayraadka Macdanta ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa shaaca ka qaaday in si rasmi ah loo dhammeystiray wejigii koowaad ee baaritaanka iyo sahaminta shidaalka ee laga waday badda…
1 daqiiqo Sheeko:War Gogoshii uu ku baaqay madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud in ay maanta dhacdo oo baaqatay Gogoshii wadatashiga siyaasadeed ee uu Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, qorsheeyay in maanta ay ka dhacdo magaalada Muqdisho, ayaa baaqatay. Gogoshan oo hore loogu shaaciyay in ay…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Wararkii ugu dambeeyay ee dagaalka Iran iyo Israa’iil Dowladda Iran iyo maamulka Israa’iil ayaa maalintii seddaxaad is waydaarsanaya duqeymo xooggan oo isugu jira gantaallo iyo diyaaradaha aan duuliyaha lahayn, waxaana sii kordhaya khasaaraha labada dhinac kala gaaraya. Israa’iil…